Re: ONLF captures 55 " somalilanders"
Posted: Mon Oct 22, 2007 12:08 am
wadaniweyn,
ma h/y ayaad uga hiilin ogaadeen?
waxaad kala saartaa h/y iyo dawlada somaliland, dawlada somaliland waa ku khaldaneed in ay u dhiibto nimankaa ethiopia.nfd waa ku khaldantay in ay dad shicib ah afduubaan
Mida kale ciilkan aad qabtaa waamaxay hadaad h/j tahay ileyn taariikhda kuma hayno meel lagu ciilayee. Haddii h/j la caayo bal la garey in aad is difaacdo laakiin ninyow dadkan aad iska cayeysid adigoo magaca h/j ku hadlaya waad ku khaldan tahay ee jooji waxaaa sharaftii ayaad naga qaadee
question mark ayaa walee ku saaran umaleyn maayo in aad tahay reerka
aad iyo aad baad uga khaldantay dadka