Voltage wrote:Dee anigu iyo adiguna waa inaan wada shaqayntan xoojinaa sidaan horumar u gaarno oo Kismaayo caasimada East Africa ka dhigano. It takes many people and groups to rise, Boosaaso waxay ka faa'iidaysatay divertiga dadka, ha eegin ilmahaan faankooda, Baantuuga Jamaame baa ka badan Cusmaan Maxmuudka hadii Boosaaso maanta la eego.![]()
![]()
![]()
insha-allah kismaayo will become one of the best cities in east afrika even better then mombasa,,laakiin marka hore nabad iyo cadaalad iyo daganaansho ayaa loo baahanyahay all of those three hadii la heloo dhisida magaalada way fududahay..