abdalla11 wrote:haha lool business men kulaha. warya you use to give your daughters to the OG's so that they wouldn't harass you. dumarkiina baa loo doori jiray hence iidoor
How is that possible while we fought The absames for years 100s of years We looted Camels land From Eachother Waxaasi wa iska been iyo khurafaad Hablo wala isii siiyaa laakin 100 hallad iyo qori maandhin aya laga bixin laakin Naag ba laa siin jiray nin for nothing wa been gabay taarikhi ah kama so heli kartid xita kaftan ku heli meysid taas , who do you think we are sxb Iiidoorku comes from kabadhe iidoor Why do u think no iidoor isnt offended by iidoor because every idoor knows what it means.
Xassan tarabi when he was making a poem Agains the mad mullah aya xita iskugu yeedhi jiray
Iidoorku inu weli aha weye
iidoorku inu wali aha weye
inay wadaado wadda kheyr qabbe yihin weye
inay waranku halkay kaga waabiyaan wedku ka heleyo weye
wacad buu
iidoorku ku maray inu wabiga kugu wiiqayo weye
waxadsa ogayn wanaadi lugugu hayey ileen wagar dugaag weye
waqdari baaad waddo u marisay kuwi weysade ku sidi jiray weye