Page 9 of 15
Re: How Inbred are U: Absame Version
Posted: Sun Jan 16, 2011 10:09 am
by ina aadan
War naftan magaca ibraahim wadata, ee isku dhex yaacday yaa ka masuula.
Waar ugaadhyahay cawska cuna xageed igu aragtay anoo wax idinka shagaya.
Midakale reer dalal waa baarka ugu sareeya Daarod Ismaaciil iyo Somali Maxamedba.
Re: How Inbred are U: Absame Version
Posted: Sun Jan 16, 2011 10:21 am
by The_Patriot
ina aadan wrote:War naftan magaca ibraahim wadata, ee isku dhex yaacday yaa ka masuula.
Waar ugaadhyahay cawska cuna xageed igu aragtay anoo wax idinka shagaya.
Midakale reer dalal waa baarka ugu sareeya Daarod Ismaaciil iyo Somali Maxamedba.
Ina adaan mar horey ban kushegey ilkoyarta wa in lakarbasha ee ixsan lomafalo adhiga tol kadigatey.

Re: How Inbred are U: Absame Version
Posted: Sun Jan 16, 2011 10:24 am
by ina aadan
Pat
Inaar ma jecli inaan tolka caayo, lakin ugaadhan oo kale markaan arko waxaa i qabata ma u caydaa qabiil dhan.
Re: How Inbred are U: Absame Version
Posted: Sun Jan 16, 2011 10:30 am
by The_Patriot
ina aadan wrote:Pat
Inaar ma jecli inaan tolka caayo, lakin ugaadhan oo kale markaan arko waxaa i qabata ma u caydaa qabiil dhan.
war kurtigood wa isku saas ila labo moyeen ee waxa adunka igu daran nin langaab oo landheere isu maleye oo rabo inu dulkaga kadaco asago tabar yari kamuqata iyo il adheyg

Re: How Inbred are U: Absame Version
Posted: Sun Jan 16, 2011 10:38 am
by ina aadan
Pat
Inader kuli isku mid ma aha e haysku darin reerka
Re: How Inbred are U: Absame Version
Posted: Sun Jan 16, 2011 10:41 am
by The_Patriot
ina aadan wrote:Pat
Inader kuli isku mid ma aha e haysku darin reerka
inta fayow wa fara kutiris.
Anigu qofki shegta J/hoose mise dhexe listka wan kudara ee wa saas

Re: How Inbred are U: Absame Version
Posted: Sun Jan 16, 2011 10:48 am
by ina aadan
Xaqbaad u ledahay ninkii kugu qabsada dhulkaaga inaad ku jihaado, marka madamod tahay abaandulaha ciidamada absame ee jubooyinka aadna taqaanid reerkan marexaanka la yidhaahdo adaan ku daayay hawshaas.
Re: How Inbred are U: Absame Version
Posted: Sun Jan 16, 2011 10:59 am
by The_Patriot
ina aadan wrote:
............................................................................................................................................Sare
Xaqbaad u ledahay ninkii kugu qabsada dhulkaaga inaad ku jihaado, marka madamod tahay abaandulaha^ ciidamada absame ee jubooyinka aadna taqaanid reerkan marexaanka la yidhaahdo adaan ku daayay hawshaas.
Re: How Inbred are U: Absame Version
Posted: Sun Jan 16, 2011 12:23 pm
by ibrahimcw
ina aadan wrote:War naftan magaca ibraahim wadata, ee isku dhex yaacday yaa ka masuula.
Waar ugaadhyahay cawska cuna xageed igu aragtay anoo wax idinka shagaya.
Midakale reer dalal waa baarka ugu sareeya Daarod Ismaaciil iyo Somali Maxamedba.
belo ! dhoqonkii wuu xanaaqay war ninyahow masuul anigaa isku ah waliba soomaali idil baan maamulaa maadaame raysulwasaaraha qaranka ahay. balse adigu gaalkii ku lahaa meh dowdaryahow

,, horta markaa hada xanaaqeysid maxaa hore u xamatey rerka ? dadka isku qorqoreysid wiligaa ma gaareysid waxyahow maskaxda ka faqrisan magaceena inoo dhaaf sacsacnimada hanala imaan.
.
Re: How Inbred are U: Absame Version
Posted: Sun Jan 16, 2011 12:40 pm
by Faranacab
Deleted.
Re: How Inbred are U: Absame Version
Posted: Sun Jan 16, 2011 12:40 pm
by ina aadan
Inan gumedyohoy inan gumeedku dhalay gormaad i aragtay anoo idin xamanaya?
Mise dhirbaaxoyinkii pat baa ku wareeriyay oo filin khalada kuu daray.
Re: How Inbred are U: Absame Version
Posted: Sun Jan 16, 2011 12:44 pm
by Faranacab
hyperactive wrote:
lol kan wo khafeefay, wa dadka qabyalad on maskahda kaga qofolan. war ninyaho wah ko hadal haya ma rag meshan. ogaden ba isku abtirsanaya.
farnacab, ader anikuba rer abtigey wa layaqana, since it's shisheetye se fog , i found out no need to bring between agdeers 
lol hyper taasi waa hadal nin weyn.....laakin pat weli mugdi ayaa ku jira..waxaan u malayn kuwa uu ani igu riixayo ayaa reer abti u ah...
Complicated19 wrote:Mum = hy
Dad= hy
Mums mum= hy
Mums mums mum = ha sacad muse
Mums dad = hy
Dads mum = ha ISA musa
Dads dad = hy

Hello ka darag, dad's dad belongs to dad's clan......your not complicated!

Re: How Inbred are U: Absame Version
Posted: Sun Jan 16, 2011 1:07 pm
by ibrahimcw
ina aadan wrote:Inan gumedyohoy inan gumeedku dhalay gormaad i aragtay anoo idin xamanaya?
Mise dhirbaaxoyinkii pat baa ku wareeriyay oo filin khalada kuu daray.
qeelodhan baan u aqaan waxaan

war maskiin baa tahay mar dhambe golaha raga yaana kugu arkin.
Re: How Inbred are U: Absame Version
Posted: Sun Jan 16, 2011 1:17 pm
by ina aadan
Wan ku dhaaran karaa inaadan waligaa gole rag fadhiyaan fadhiisan, ugaadhayay
e ama sidii rag u hadal ama quulahaad ruugi jirtay iska rugruu.
Kulahaa waadna xamaty, i tus meshaan idiku xantay
Fokin inan guumeed,,,, xakuu igu arkay.
Re: How Inbred are U: Absame Version
Posted: Sun Jan 16, 2011 1:19 pm
by Hyperactive
okay ina adam, let it go marka. topic ka ba naka qasteen. lol