Tartiibul quraan awligeed oo jirey xataa uthman ka hor iyo abu bakar xataa rasuulka aaba taraawiix ku tujin jirey. Maalinkii 70kii xufaad ee xiligii faariiq ku shahiidey hal dagaal, maalinkaas ayaa faaruuq amrey in buug laguwada qoro oo looxaha iyo caleemaha lagu qorey. Tartiibka uthman waa suradaha not aayaatka.DR-YALAXOOW wrote:so are you saying uthmaan bin cafaan did not collected the quran from different people( dad xaafisanaa quraanka af ahaan) ka dibna singel book sida ay suuradaha isugu xigxigaan xitaa waxaa sameeyey uthmaan bin cafaan...
Waxaa jira culoum al quran, tafsiir, sabab al nozoul koo sheegaayo in suradan isugu jirto maki iyo madani aayadahaas iyo kowaas.
Hadaa tafsiir arabi heesatid waa kuu sheegooyaa intaa soorada lagalinba but you focking know nothing and you dare to talk about the deen

