Page 9 of 9
Re: FOXX News attacks Muslim for writing book on Jesus
Posted: Wed Jul 31, 2013 7:43 pm
by sahal80
DR-YALAXOOW wrote:so are you saying uthmaan bin cafaan did not collected the quran from different people( dad xaafisanaa quraanka af ahaan) ka dibna singel book sida ay suuradaha isugu xigxigaan xitaa waxaa sameeyey uthmaan bin cafaan...
Tartiibul quraan awligeed oo jirey xataa uthman ka hor iyo abu bakar xataa rasuulka aaba taraawiix ku tujin jirey. Maalinkii 70kii xufaad ee xiligii faariiq ku shahiidey hal dagaal, maalinkaas ayaa faaruuq amrey in buug laguwada qoro oo looxaha iyo caleemaha lagu qorey. Tartiibka uthman waa suradaha not aayaatka.
Waxaa jira culoum al quran, tafsiir, sabab al nozoul koo sheegaayo in suradan isugu jirto maki iyo madani aayadahaas iyo kowaas.
Hadaa tafsiir arabi heesatid waa kuu sheegooyaa intaa soorada lagalinba but you focking know nothing and you dare to talk about the deen

Re: FOXX News attacks Muslim for writing book on Jesus
Posted: Wed Jul 31, 2013 7:50 pm
by DR-YALAXOOW
sahal waxaa yaab leh isticmaalka kalmadaha carabiga ma waxaad ka wadaa inuu hadalkaaga ka dhigo ama uu u ekaado more holy than its in realty.. af soomaaliga lagu dhex qasayo afka carabiga badanaa waxaa loo isticmaalaa dadka in lagu maskaxda looga qabsado laakiin xaqiiqdii micno weeyn kuma fadhiso.
quraanka sida uu isugu xigxigo ka bilaaw suurada numberka koowaad faatixada ku xiji suuratada al baqada ilaaa suurada naas(dadka) waxaa sidaaa isugu xijxijiyey uthmaan bin cafaan oo rasuulka sc waa ka danbeeysay.
tafsiirka quraanka ee afka carabiga waxaa badankooda la qoray boqolaal sano ka dib waqtigii rasuulka sidaa darteed wax micno weeyn ay sameeynayaan ma jirto. quranku wuxuu ku qoran yahay af carabi aad u sahlan mana u baahnid inaad muqadas ka dhigtid qof rayigiisa ama sidii u fasiray qof noolaaa 400 sano ka dib waqtigii rasuulka sida ibn khatir iyo kuwo kale...
sidoo kale waqtigii rasuulka noolaa geeridisii ka dib qiyaastiii 250 sano ka dib rasuulka iska dhaafee dadkii arkay xitaa iyagoo nooleeyn ayaa axaadiista la qoray waana sababto axaadiista uu ugu badan tahay wax ay baniaadam sameeysteen ooo contradiction marar badan ku ah quranka....
Re: FOXX News attacks Muslim for writing book on Jesus
Posted: Wed Jul 31, 2013 8:20 pm
by sahal80
Waraa kan logic xumaa!
War aduunka waxaa jiro wax istilaaxi iyo sharci la dhoho!
Hadaa dakhtar tahey cudurka mada dawada af europian aa ku sheegee!
Sidoo kale marka aan dhahaayo tartiibul qauraan waa mustalaxa cilmigaas! You focking bidaai and primative!
Aayadaha waa isku xigeen xiligii rasuulka lakin hadii aad salaad ku jirtid 100 suuro oon isla heen aa kutijin kartaa you focking jahil morakab!
Waxaa shardi ah inaad aayada dhameesid!
The point is that the whole quran was written teeda kale culimada waxee dhaheen sidaas ayaa loogu tala galey is la isugu dhex qaso al tarhiib wa targiib wal ictibaar wa taxabub saa darteed moses stories aa meel kaste ku xasuusanee sidoo kale fircoon
Maca alfi salaama I am out
Re: FOXX News attacks Muslim for writing book on Jesus
Posted: Thu Aug 01, 2013 4:03 am
by Vivacious
This Yalaxow waxaa ka sii waalan dadka la sii murmaaya.
Re: FOXX News attacks Muslim for writing book on Jesus
Posted: Thu Aug 01, 2013 6:20 am
by DR-YALAXOOW
Meeshaad ka dhaheysid tartiibul quran maa iska dhahdid @ sida quranku iskugu xigxigo. Suuradaha quraanka numbaradooda iyo sida isugu xigaan waxaa sameeyeu uthman bin cafan .waqtigii rasuulkana sidaa ma ahetn.
Suuradii numberka kowaad waa suurada qalinka ama qalam. Waa suuradii ugu horeysay soo degta.
Re: FOXX News attacks Muslim for writing book on Jesus
Posted: Thu Aug 01, 2013 7:45 am
by sahal80
DR-YALAXOOW wrote:Meeshaad ka dhaheysid tartiibul quran maa iska dhahdid @ sida quranku iskugu xigxigo. Suuradaha quraanka numbaradooda iyo sida isugu xigaan waxaa sameeyeu uthman bin cafan .waqtigii rasuulkana sidaa ma ahetn.
Suuradii numberka kowaad waa suurada qalinka ama qalam. Waa suuradii ugu horeysay soo degta.
you focking thick suurada qalinka kulahaa surada sacda maa soo wadaa
how does your brain work? didnt i said its written on the sides that its the first suraarad? the quran is totally different the bible where each book has one story, its better you have these amazing stories in every Juz
the quran is called al Zikr, makes you connected with...
let us stop at there
Re: FOXX News attacks Muslim for writing book on Jesus
Posted: Thu Aug 01, 2013 8:11 am
by DR-YALAXOOW
Nacas af soomaali waa lagu sheegi karaa suuradaha magacyadooda. Haba yaraatee wax diidaya ma jirto inaad afkaaga hoiyo aad isticmaasho. Dhica kale kalmada carabiga ee af soomaliga lagu dhex qaso habayaraatee qiimo ay leeyihiin ma jirto.
Re: FOXX News attacks Muslim for writing book on Jesus
Posted: Thu Aug 01, 2013 5:30 pm
by GalliumerianSlayer
This thread shouldn't close,too funny especially you Dr Sheikh Yalaaxow
So what do you think of Slavery in terms of the Bible perspective and Islamic perspective?