Lillaahiya wrote:Hi
where r u from inadeer?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Lillaahiya wrote:Hi
Lillaahiya wrote:I'm from Canada walaal
Twist wuu iska gacan galay! Every time there is the need to pass a shaxaarinimo point, he is the tusaale.Maandhow wrote:Shan wax yaalood lagama dhergo
1 cilmi lagama dhergo
2 indhaha aragti kama dhergaan
3 hurdo lagama dhergo(habeen kasta waadubaahan tahay)
4 cunto lagama dhergo(every day waad u baahan tahay)
5 dumarna lagama dhergo( Twist ayaa taas marqaati ka ah)
1nemansquad wrote:Dhilaa la waaniyey markaasey tiri, iidhakhsada ragbaa isugayee
Maandhow wrote:Deeqadagan tooshka aad ifinaysid maxaa waaye saaxiib mise Twist maad rabtaa inuu libaax camal halmar iigu soo jeesto? ar dumaraa dab yar ma shidaan lolz
1nemansquad wrote:Dhilaa la waaniyey markaasey tiri, iidhakhsada ragbaa isugayee
ManD333q wrote:Waraabe ayaa laweydiiyey; waraabow adhi ma raaci? Markaasu ku jawabey: 'ma'da ba ka daa'.
ManD333q wrote:Waraabe ayaa laweydiiyey; waraabow adhi ma raaci? Markaasu ku jawabey: 'ma'da ba ka daa'.