Regarding the Handicap Ciidagale clan.

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Regarding the Handicap Ciidagale clan.

Post by Siciid85 »

Bariisay, inader thanks. How you been. Dee waan joogee. Lol xaalada ka waran.

Xplaya,

Saaxib I don't really have any opinion on that old fella. His days are numbered here on earth. Maxaa wax laga sheegi. Let's discuss important issues
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Regarding the Handicap Ciidagale clan.

Post by SahanGalbeed »

Aqli ba ku ma fadhido arrintiisu ninkan! Horta haddey Habar Yoonistu nin la odhan jiray ina james oo ay faqash ku tuhumiyeen ay dileen , H-J du na mid indho dhil.lo la odhan jiray , ma qasab bay ku tahay inu Cidaagale ama cid kale ku dayato ? Nasabnimada ninkii reer ka dhasha , DHALASHIDIISU badbaadinayso ayay ku xidhantahay . Imisaa faqash-ta u shaqayn jirtay ? Somali oo dhan .
Ninkan qudhadisu , maxay bahal walbo qabyaalada jeceli ugu nacamlaysa ? Saw Isaaq u yahay , ma'aha ? Haddu isagoo Ilaahey caydiisa u badheedhay inta ku babaadeyo , muxu nin kale tolkii intaas uga heli wayay ?
Nonsense !
Xaaji cabdi waraabe , anagaa u ogol safka horre !

Image

Noolow adeer !
Last edited by SahanGalbeed on Tue Mar 15, 2016 10:01 pm, edited 2 times in total.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Regarding the Handicap Ciidagale clan.

Post by theyuusuf143 »

hangool79 wrote:
theyuusuf143 wrote:Qoolcaday waa la oodayaa cid diidi kartaana ma jirto. finiito.

a couple AK 47- bullets in your head says otherwise, come to our deegan, there is no such thing as a dowlad only interests doqon.
You ain't immortal , aayahaagaa laga talinayaa adeer, there is dawlad calanle wixii futada Soo dhigtana lafbaa lagu wasayaa. Qoolcaday inta la oodo ayaa weliba qori caaradii lagaga ilaalinayaa wixii sharci darro Ku daaqa.
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Regarding the Handicap Ciidagale clan.

Post by HooBariiska »

theyuusuf143 wrote:
hangool79 wrote:
theyuusuf143 wrote:Qoolcaday waa la oodayaa cid diidi kartaana ma jirto. finiito.

a couple AK 47- bullets in your head says otherwise, come to our deegan, there is no such thing as a dowlad only interests doqon.
You ain't immortal , aayahaagaa laga talinayaa adeer, there is dawlad calanle wixii futada Soo dhigtana lafbaa lagu wasayaa. Qoolcaday inta la oodo ayaa weliba qori caaradii lagaga ilaalinayaa wixii sharci darro Ku daaqa.
I dont think u want to mess with ciidagale mate. This is not dhulbahante we are talking about. These are the niqqas that sent ogadeen to jubbaland
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Regarding the Handicap Ciidagale clan.

Post by Lamagoodle »

Do whatever you want, call each other names in every book, but, refrain from calling the female members "dhi.lo." iwm. Also avoid invoking mothers in your fadhi-ku-dirirs.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Regarding the Handicap Ciidagale clan.

Post by SahanGalbeed »

Mayee , indho dhil.lo , waa nin ay Habar jecladu sidaas u bixisay :lol:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Regarding the Handicap Ciidagale clan.

Post by theyuusuf143 »

hoobariiska

Kam shufnaa maraakiib macdala huudhi. lool

if you think that my clan will fly from yiroowe you are wrong. the same ciidagale you are referring to will be the first ones who will subdue any ciidagale spoilers. I hope you understand where I am coming from.
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Regarding the Handicap Ciidagale clan.

Post by Lamagoodle »

SahanGalbeed wrote:Mayee , indho dhil.lo , waa nin ay Habar jecladu sidaas u bixisay :lol:

I know that. But reread this thread and you'd know what I am talking about. Meesha rag hablaha af lagaadeyo ayaa jooga. Akhri.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Regarding the Handicap Ciidagale clan.

Post by kaliil »

Ka hangool la baxay waa ilma xaaraan laangaab dhalay :damn:
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Regarding the Handicap Ciidagale clan.

Post by X.Playa »

Lamagoodle wrote:Do whatever you want, call each other names in every book, but, refrain from calling the female members "dhi.lo." iwm. Also avoid invoking mothers in your fadhi-ku-dirirs.
Shukaansiga daciifka ah ee reer xamar meesha kala fadhiiso. Hadaad daacad tahay female and male you would have applied the same rules.
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Regarding the Handicap Ciidagale clan.

Post by MarsinQorahay »

I dont think u want to mess with ciidagale mate. This is not dhulbahante we are talking about. These are the niqqas that sent ogadeen to jubbaland
:lol: aduunyo ileen wax kasta waa la maqli, abti sheekada u aabaha kaaga sheekayn jiray saad u seexatid ha la ordin waa been ee, abtiriskaaga kolka hore baro markaas baad doodi kartaa ee.
lafaruug waligaa maad maqashay? Bal uga sheeke sidu geela idoor isu cunayey gaajo darteed.
User avatar
BlueBlood
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1896
Joined: Sat Dec 06, 2014 11:28 am

Re: Regarding the Handicap Ciidagale clan.

Post by BlueBlood »

MarsinQorahay wrote:

I dont think u want to mess with ciidagale mate. This is not dhulbahante we are talking about. These are the niqqas that sent ogadeen to jubbaland
:lol: aduunyo ileen wax kasta waa la maqli, abti sheekada u aabaha kaaga sheekayn jiray saad u seexatid ha la ordin waa been ee, abtiriskaaga kolka hore baro markaas baad doodi kartaa ee.
lafaruug waligaa maad maqashay? Bal uga sheeke sidu geela idoor isu cunayey gaajo darteed.
Marsin maxaa ka jiro in hargeiza na laga xoogay? :notsure:

snet leen ku maqlay in hargeyza aan lahayn anaga....we should reclaim our lost territories :troll:
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Regarding the Handicap Ciidagale clan.

Post by MarsinQorahay »

BlueBlood wrote:

Indr dadkaan soomali oo dhan ayey cuqdad u qabaan, taarikhdodu saxda ah waa mugdi, waxaaba kaaga sii daran waayahan dambe waxa ay bilaaben inay sheektaan halgankii darawiishta oo ay leeyihiin gacan buuxda baanu siiney, oo ayey ahayeen kuwii gumaystaha ingriiska tunka ku qaadi jiray? Ma dad cirka kasoo dhacay ba? Ogadeen hargeisa waligood ma aysan deegan ahaan u degi jireen shaqshiyaad mooyen, hargeisa waxaa iskalahaa oromo oo weli sheekta, marka yaysan been ku sheegin. waa ban waxaan la sheekaysanayay oday idoor ah oo aan waydiiyey sl wabi miyey leedahay markaas bu i yidhi abti 14 wabi ayaa mara somaliland, intaan qoslay baan isaga tagay.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Regarding the Handicap Ciidagale clan.

Post by X.Playa »

snet leen ku maqlay in hargeyza aan lahayn anaga....we should reclaim our lost territories :troll:
Indr dadkaan soomali oo dhan ayey cuqdad u qabaan, taarikhdodu saxda ah waa mugdi, waxaaba kaaga sii daran waayahan dambe waxa ay bilaaben inay sheektaan halgankii darawiishta oo ay leeyihiin gacan buuxda baanu siiney, oo ayey ahayeen kuwii gumaystaha ingriiska tunka ku qaadi jiray? Ma dad cirka kasoo dhacay ba? Ogadeen hargeisa waligood ma aysan deegan ahaan u degi jireen shaqshiyaad mooyen, hargeisa waxaa iskalahaa oromo oo weli sheekta, marka yaysan been ku sheegin. waa ban waxaan la sheekaysanayay oday idoor ah oo aan waydiiyey sl wabi miyey leedahay markaas bu i yidhi abti 14 wabi ayaa mara somaliland, intaan qoslay baan isaga tagay.
Waa suaal fiican , kuwii gumaysaha tunka ku qaadi jiray waa isla reerkiina, maantaba waxa Kenyan , Ugandan , Xabashi iyo Gaalaba tunka iyo tuurta ku sita waa Daarood ma cid kalaa jirta.
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Regarding the Handicap Ciidagale clan.

Post by MarsinQorahay »

X.playa waa runtaa lakiin soomali oo dhan ba tunka ku wada sita gumaystaha, xiligan taagan Kama hadlayno ee tariikh baanu ka hadlayna, idinku lakiin ilaa iyo gumaystaha ingriisku ilaa iyo hada hal xabad ah ma aydaan ku furin cadowga somaliyeed dad somaliyeed mooyan ee.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”