Page 9 of 9

Re: Gacalada Bah-Geri

Posted: Fri Jun 03, 2016 8:40 am
by xaliye123
Ugaasu sow reer isahaaqba ugaas uma aha, see weye niyow ugaasku xushmad iyo karaamaba wuu nagu leyahay marka de seen kuba diidna iska daa inan bahdilee.

Re: Gacalada Bah-Geri

Posted: Fri Jun 03, 2016 8:45 am
by MayDay777
Laakin Cabdillaha Baa Waligood madaxnimo heysan.

Re: Gacalada Bah-Geri

Posted: Fri Jun 03, 2016 8:47 am
by xaliye123
Ugaas Cabdiraxmaan Cabdiqani mee.

Re: Gacalada Bah-Geri

Posted: Fri Jun 03, 2016 12:56 pm
by WaaSamane
xaliye123 wrote:Ugaas Cabdiraxmaan Cabdiqani mee.

He is Ugaas for Cabdalle, Ashaantalis, Gaye, Geelxiis, Reer Maxamad and Cawdaaq :up:

Reer Ugaas Warfaa Reer Cabdille ayaa booskoodii u diiday :down:

Re: DACALADA BAH-GERI

Posted: Fri Jun 03, 2016 6:20 pm
by balwarama
waar malaha Ina-adeerkeen Dacalada ayuu u socday mise anaa khaldan