Waryaa Qudhac

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Gogarad
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3450
Joined: Thu May 03, 2001 7:00 pm
Location: SSM 4 Life!!

Post by Gogarad »

[quote="Sir-Luggoyo"]Naayaa fur albaabka. Waad furiye fur albaabka[/quote]


Deeday..Ii dhaaf ban ku yidhi! Evil or Very Mad
--------------------

quote="Mataan_Ciideed"]
Gogarad waa gabadh aad u jilicsan xaga raga, oo haday nin jeclaato, dhulka isugu masaxaysa oo waxkasta ka yeeleysa!. Luggooyana wuxuu is yidhi: "war Islaantii jeebkay iigu jirtaa oo waxaan rabaan samayn karaa!."

If not, Gogarad should tell us what subclan of Faqash Luggooyo hails from!. Laughing[/quote]

Lool..Zamalek,

Ta hore, even hadaan aniga iyo odaygi kala tagno ama isku kacno, ti sirtiisa sheegta ma ihi..Kow dhih..

Ta labaadna, wan jelecsanahaay ee kalay oo ii so dun duuno bal Wink

Ta ogo dambeysana..Gabadho hadi odaygayda happy ka dhigto, ee oo cater-garayso..oo waxa oo jecelyahay mahaane waxa kale ka ilaliso does that mean dhulka aye isku masaxisa?? Rolling Eyes

Damn adolescents..
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Post by Sir-Luggoyo »

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing @ Damn adoloscents

Waa kaadi la bood wiilka yari ee ka dabci.

Gogo, Xabiibti rose kiss Somaliland

Adna marka uu qofku xayraansan yahay waxba lagama qoro ee bal kaalay halkan soo fadhiiso horta oo laabta igu qabo, keen lugahaa yaryaree socodku daashadayna kuu duugduugee. Away saliid macsartii aan gugii hore soo iibiyay yaa cabbay?

Caawana casho yaroo suqaar ahoo maqaaxidii Ina Dhimbil ah iyo sheeko dheer oo ka dambeysa isu diyaari
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Gogoo, "Ta ogo dambeysana..Gabadho hadi odaygayda happy ka dhigto, ee oo cater-garayso..oo waxa oo jecelyahay mahaane waxa kale ka ilaliso does that mean dhulka aye isku masaxisa??"

Well said Gogoo up
User avatar
Gogarad
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3450
Joined: Thu May 03, 2001 7:00 pm
Location: SSM 4 Life!!

Post by Gogarad »

**Away saliid macsartii aan gugii hore soo iibiyay yaa cabbay?**

Dumar qoliheena ah aya isku dhalaamiyaay last night Very Happy

Lugg,

Sidad oo xanaq sanayd aya anagoona oo kariinay..lakin sida aad arintaan oo handle gareesay ayaan ka booday..U had it easy for a long time..hadana aduu indhaha dhiig ka keena mahaane xaraan baad iaga tahaay.. Cool

Kambuli,

Subax wanagsaan walashiis! rose
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”