Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
i think the defeat is still fresh in his mind..his mind wants to go but his heart wont allow it.this is what he still remembers.
Waxaanaÿwarku uu intaas ku darayaa in wasiirku uu qaadayÿjidka ORGIYOOW, oo midig ka mara magaalada Bilis-Qooqaani ka dibna Diif halkaas ka aadaya.
Kornaylka ayaa naloo xaqiijiyey in uu la baxsaday gawaari 17 ah oo u badan Tikniko, halka qaarna ay kala goosteen Malayshiyo beeleedkiisi kuwaasoo hada qaarkood gacanta loo galiyey dad gacan saar laleh Maxaakiimta oo iyagu ku sugan magaalada Kismaayo.
Ariintan ayaa waxaa si toos ahÿnoogu xaqqiyey masuulkii gacanta ku hayey tinikada 3-da ah oo si fiican u qalabaysan iyadoo la sugayo dhowr kale oo laga yaabo in lee yihiin dad ka aga dhawaa Kornaylka baxsaday.
Masuulkan oo ka gaabsaday in la magacaabo ayaa ah mid warkiisu sugan yahay ahna qof masuul ah oo aan ka aga fogayn Midowga Maxaakiimta islaamka.
Waxaa kloo warku intaas ku darayaa in ay jiraan ciidamo lagu wado in ay horgooyaan Kornaylka baxsadka ah oo tiknika ah, mase hayno wax faahfaahin ah oo intaas ka sii dheer.
Kismaanyo) wararka naga soo gaaraya magaalada kismaanyo ayaa sheegaya in ay isku dhiben maxaakinta islaamiga ah ee ka taliya degaannada jubboyinka qaar ka mid ah ciidamadii Bare hiraale ee ku sugnaa duleedka Berxaano, ciidamadan is dhiibay ayaa waxaa hor kacayay Co.Cabaas Ibraahin Gurey oo ahaa markii isbahaysigii burburay ee dooxada jubba ka talinayeen degaanka kismaanyo taliyaha airportka kismaanyo, ciidamadan ayaa isa soo dhiibay shalay galinki dambe ayadoo tirada ciidamdan ay kasoo baxayaan warar kala duwan waxaana wararka qaar ay ku sheegayaan tirada ciidamadan ilaa 250 askari halka qarkalena ay ku sheegayaan ilaa 150 nin sikastaba ha ahaatee ,Co.cabaas ayaa saaka faahfaahin ka bixiyay sababaha ay isku soo dhiiben ciidamada maxaakinta islaamiga ah ee magaalada kismaanyo waxaana uu sheegay madama maxaakintu ay la wareegen talada gobolada konfured ee soomaaliya ay laga maarmaan tahay in ayaga la taageero lalana shaqeeyo aniga & ciidankayga waxaan qaadanay in aan maxaakinta taagerno ,waana laga maarmaan in wax lala qaybsado ,laakiin markii hore hadii aan mabda kaga soo horejeeday hadana waan ka laaban karaa ka soo horjeedkayga ,ayaa u sheegay cabaas oo saakay arintaas ka warbixinayay. cabaas
Horta Marexan are suffering a chronic disease called LOL "Lack Of Leadership" They produced one great leader 9AUN) General Mohamed Siad Barre and he is gone. Now, Marexan look like a Bee colony that lost it's queen and buzzing around making noise with no sense of direction.
All Marexan putting their eggs in Hiiraale's basket is testimony to the void your kins are suffering. Hiiraale pioneered in something that was new to the world of warlordism "Escaping b4 a bullet was fired" that was classical cowardice and something he will be remembered for the rest of his sorry life.
I can't believe one would brag about "Uncle Turki" as if he's some sort of revolutionary. This man was harboured by Hiiraale for a good 6-7 years. Hiiraale was offered huge amounts of money by the you know who, when the HUTUS made their Xaran group. He could have dragged out "Uncle Turki" with ease, turned him in, and buy a private jet and a mansion in Dubai with the money. The sad thing is nobody would say a peep to Hiiraale, due to the fact that Turki wasn't a very well regarded guy. If anything, Hiiraale deserves profound respect by doing the Sade and Darod name justice, by being classy enough to let this Turki guy hide in Ras Kambooni in peace. After these favors this guy had the audacity to futily try to settle some old scores with marehans, using deen as a guile (Another similarity of OG's and Hutus..using deen as a cover). All in all, sxb while OG's produced the greatest leader in Somali history (Sayyid Abdele Hassan), your leaders over these past 20 some odd years, have been blood thirsty slaves and prostitutes, who will do ANYTHING for power. If there is anybody in this forum you should be upset with, it should be Hutu boy (Abdiwahab) calling you your ina apti (which proves our point). AKHAS.