Xamud. wrote:Emperior
Sxb anigu qabyaladeydo waa mid sahlan cuqdad ruunti ma qabi dad la diilayna kuma farxii, qabiil aan qabilkeygo ahayn kama aan hadlii wax iga galay baa iska yar ee bal is yara daji cawa qeylo iyo dagaal kama bixii karno. Reer haadu aniga igu quffullanyahay adigu wuu kugu talalanyahay wayo adiga iga daran.
BTW Ilaahey ha u naxaristo your cousin.
No its all cool laakin statisticskii Magnificent oo kalle baad la tiimid imika hadaan anigu yidha magaalada galkacyo wa 70% sacad 30% cummar maxmuud maxaan ka aqaana manay faduuul ahayn, Kamaan iman waligay galkacyo ma arkiin inan ka hadlo ba ma haboona iyo dadka daggan, Laakin adigu intans oo booday ayaad reer ula soo booday aad magaalo dhan caadii iska siisay reer aad isir wadaagtaan

qabyaalad xun ahayn maxay tahay?