Page 10 of 11
Re: comfort coward!
Posted: Wed Oct 14, 2009 2:59 pm
by The_Emperior5
Xamud. wrote:Emperior
Sxb anigu qabyaladeydo waa mid sahlan cuqdad ruunti ma qabi dad la diilayna kuma farxii, qabiil aan qabilkeygo ahayn kama aan hadlii wax iga galay baa iska yar ee bal is yara daji cawa qeylo iyo dagaal kama bixii karno. Reer haadu aniga igu quffullanyahay adigu wuu kugu talalanyahay wayo adiga iga daran.
BTW Ilaahey ha u naxaristo your cousin.
No its all cool laakin statisticskii Magnificent oo kalle baad la tiimid imika hadaan anigu yidha magaalada galkacyo wa 70% sacad 30% cummar maxmuud maxaan ka aqaana manay faduuul ahayn, Kamaan iman waligay galkacyo ma arkiin inan ka hadlo ba ma haboona iyo dadka daggan, Laakin adigu intans oo booday ayaad reer ula soo booday aad magaalo dhan caadii iska siisay reer aad isir wadaagtaan

hadanay taas
qabyaalad xun ahayn maxay tahay?
Re: comfort coward!
Posted: Wed Oct 14, 2009 3:25 pm
by James Dahl
The_Emperior5 wrote:abdikarim86 wrote:anyone remember that somali kid hassan kuul xawaadle that got murdered last year..
and helwaa you said you were related.....
cumar ....nothing beats the windy cold mornings of hargeisa

Aun thats my cousin

before he died he was in holland 2 week before his murder
abdi karim i posted once Maxammad xawaadle madar lineage in the clan section now its on abtirsi.com
james dhal copied it

I copy from all over the place

Re: comfort coward!
Posted: Wed Oct 14, 2009 5:18 pm
by Newb
surrender wrote:if you all had the chance to go back to somalia exactly
I’m asking this because we all act/pretend or even truly care about Somalia, but if we are told to go back and live like how ever the people in that area live many of us wouldn’t...am I right?
So why do we act like we care? Here we are sitting behind a computer judging these Somalis in Somalia, arguing for/against then; acting like we are better than them, yet not many of us are prepared even to live 24hrs in thir soes. I call it comfort coward. 
Yes, Yes Muqadisho here i come, With an Ak47
I dont get your way of reasoning, I dont think anyone of us would like to be in their shoes, just because of the fact, the only thing they know is, Survival of the fittest. It is a jungle back there in somalia. none rly cares about somalia, it's a lost cause. What we hope for now a days is more like IF, and when we do go back, that we can restore what once was "ahh i can't say great nation, we never were anything special" a nation

.
Re: comfort coward!
Posted: Wed Oct 14, 2009 5:28 pm
by Dhaga Bacayl
Ilaaahay ha U naxariisto Ina maxamed Xawaadle Madar.AAMIIN.
the_emperior,
Are you sure that is his correect abtirsiimo? Malah ninku kuul afar uguma tago inaadeer

Re: comfort coward!
Posted: Wed Oct 14, 2009 5:45 pm
by Warsan_Star_Muslimah
surrender wrote:if you all had the chance to go back to somalia exactly the way it is, would you? yes and no? why?
Yes/No
If I could live in the way it is now, then yes. If I can't, well the no.
If you were asked to go back to the exact city/village/town/bush you or your parents from, would you?
Well that is Xamar and my mum is from Cadale, they both aren't from the same place. Cadale is more peaceful than Xamar, but it doesn't have the weather of Xamar, the food, the variety, and it simply isn't on the level as Xamar. However, it is quite, peaceful, and has a beautiful beach just like xamar.
I would love to help Somalia, I'm not here to criticise them, but help them inshallah. 
Re: comfort coward!
Posted: Wed Oct 14, 2009 6:48 pm
by Jamac_Yare
Re: comfort coward!
Posted: Wed Oct 14, 2009 6:49 pm
by The_Emperior5
Dhaga Bacayl wrote:Ilaaahay ha U naxariisto Ina maxamed Xawaadle Madar.AAMIIN.
the_emperior,
Are you sure that is his correect abtirsiimo? Malah ninku kuul afar uguma tago inaadeer

yeah i am sure he if my first cousin
1Maxammad
2Xawaadle
3Madar
4Nur
5Xirsii
6Roble
7cigaal
8Kool
9Gadiid
10yoonis
11nuux
12smacil
13jibriel
14xussein
15abubakr
16isxaaq
17sacad
18muse
19suber
20awal
21sh isxaaaq
22 bin axmed
9 bu kool ugu tagga
Re: comfort coward!
Posted: Wed Oct 14, 2009 8:38 pm
by edleh
Dabcan haddii su'aasha aad na weydiisey ahaan lahayd mid dhacaysa, waxaan fillayaa in dadka badankiisu ay ahaan lahayeen waddaniyiin; taas oo gaarsiinaysa maqaam ka habboon midka haatan dhabar jabka inagu ah. Sidoo kale waxay taasi yarayn lahayd diihaalka & darxumada inagu xeeran ee ina dhaxalsiisey cawaaqib xumada aan dhex hogannayno ee iyana keentay guuldarada aan dhammaadka lahayn.
Re: comfort coward!
Posted: Wed Oct 14, 2009 9:39 pm
by Dhaga Bacayl
The_Emperior5 wrote:Dhaga Bacayl wrote:Ilaaahay ha U naxariisto Ina maxamed Xawaadle Madar.AAMIIN.
the_emperior,
Are you sure that is his correect abtirsiimo? Malah ninku kuul afar uguma tago inaadeer

yeah i am sure he if my first cousin
1Maxammad
2Xawaadle
3Madar
4Nur
5Xirsii
6Roble
7cigaal
8Kool
9Gadiid
10yoonis
11nuux
12smacil
13jibriel
14xussein
15abubakr
16isxaaq
17sacad
18muse
19suber
20awal
21sh isxaaaq
22 bin axmed
9 bu kool ugu tagga
hadaa show nimanka anaa ka wata. Waar let me call some one

Re: comfort coward!
Posted: Wed Oct 14, 2009 10:07 pm
by The_Emperior5
Imisaad gadiid ugu tagta adigu
micne samayn meyso hadaad ka abtiirsin dheertahay anbay ka laandhereysanyihin iyaku

Re: comfort coward!
Posted: Wed Oct 14, 2009 10:13 pm
by Goljano Lion
ILAAHAY ha U naxariisto amiin
Re: comfort coward!
Posted: Wed Oct 14, 2009 10:41 pm
by Dhaga Bacayl
The_Emperior5 wrote:Imisaad gadiid ugu tagta adigu
micne samayn meyso hadaad ka abtiirsin dheertahay anbay ka laandhereysanyihin iyaku

I think we're about the same. Like I said, let me call some one to find out. I will let you know when I find out couz.
BTW, I spoke to Ahmed Dhagax's kid the other night! Do you know him?
Re: comfort coward!
Posted: Thu Oct 15, 2009 2:01 am
by suga_delic
never. Dnt think i cn set foot in the place my parents r from. I attract danger btw so its nt for my own gud to go there.

Re: comfort cowards!
Posted: Thu Oct 15, 2009 8:23 am
by surrender
^lol@ I attract danger. im sure you will be fine. just give it a go.
emperior you raped my thread btw. thanks 
Re: comfort cowards!
Posted: Thu Oct 15, 2009 9:33 am
by TrophY-WifeY-
yeah i would deff go.......Shingaani n bilaajo carab boondheere, hoolwadaag
