waar bal u kaadi ma cabdiraxmaan tuur baad leedahay dagaalkii sokeeye ayuu ku jiray ama sababay, haduu dagaal ridayo markii uu xilka hayay ayuu tolkii garxajis hubayn lahaa oo uu dagaal galin laha ama xilkaba kamuu dageene wuu ku dagaalami lahaa haduu dagaal rabo, markaa ninkaasi nin nabad jecel buu ahaa, axmed mirena waa nin ficil badan oo u adkaysan waayay tolkii oo wixii somaliland oo dhan ku noolaa iskugu tagayaan sidaasuu u dagaalamayayThe_Emperior5 wrote:Abdiraxmaantuur dagaalki sookeeye manu ku jirin mana la qadirin Axmed mire manu dagaaladi sokeeye ku jirin mana la qadirin
Ina bixii wuxu isaaqnimo u qabtay mujaheednimadi u muujiye , kuma burburin marku dawladi somaliland is yidhi dhis in 1993
Ciiidagalle wabana reer abtigi eh meesha Siyasad iyo waxa la isku haye qolo Somaliweyn u socotta iyo qolo Somaliland ilaalineyse![]()
![]()
Suldaan Emperior![]()
Lets elect Isaqq suldan of Somalinet
Moderator: Moderators
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Lets elect Isaqq suldan of Somalinet

to emperror who said muuse biixi is isaaq mujaahid.
horta waa nin tolka u dhashay oo reer sheekh isxaaqa laakiin dadka inay noqdaan isaaq u qalma maaha . waagii snm wuxuu ahaa calancastii ugu xumayd dadku waxay umaleeyaan in calancastu dagaaladii sokeeye uun jirtay laakin waxay ahaayeen guruub saraakiishii snm ka kooban oo isku bahaystay garxajis nacayb sida muuse biixi oo ciidagale neceb iyo ina kaahin oo isna HY neceb, bal caqli xumadooda iyo munaafaqadooda iyadoo isaaq dawlad dhan la dagaalamayo ayay tolkood garxajis ku soo jeesteen halkay faqash u jeesan lahayeen , emperror qof wax kala garanayaad tahay waanad iska ogtahay in laf dhabartii snm ee xaga milatary ahayd garxajis dadkii reer miyiga ahaa ee garxajis ee hawd dagaaladii dhabarka la dhan jiray ee siyaad bare ogaadeenka soo hubeeyay ee uu ku yidhi snm dadkeeda soo baabiya nimankii jilibka u aasay ee xoolahoodii iyo naftoodba u huray ciidagale iyo habar yoonis bay ahaayeen dagaaladasii waxay dhaceen xiliyadan
1)1983-1985 dagaaladii ogadeen iyo HY
21985-1987dagaaladii ogadeen iyo ciidagale
awal ciidagalaha waxay is layn jireen reer isaaqa uune dagaaladan xataa reer cabdule ayaa soo raacay sidaas oo ay tahayna waa la jabiyay degaanadii waagaa laga qabsadayna waata maanta onlf soo weerarto
ugu dambayntii waxaan kuu sheegi lahaa in ina biixi markii hargaysa ciidamadu soo galayeen inuu rabay inuu jabuuti ubaxsado laakiin qasab iyo sandule dagaalka lagu galiyay

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Lets elect Isaqq suldan of Somalinet
hargaysaay wrote:to emperror who said muuse biixi is isaaq mujaahid.
horta waa nin tolka u dhashay oo reer sheekh isxaaqa laakiin dadka inay noqdaan isaaq u qalma maaha . waagii snm wuxuu ahaa calancastii ugu xumayd dadku waxay umaleeyaan in calancastu dagaaladii sokeeye uun jirtay laakin waxay ahaayeen guruub saraakiishii snm ka kooban oo isku bahaystay garxajis nacayb sida muuse biixi oo ciidagale neceb iyo ina kaahin oo isna HY neceb, bal caqli xumadooda iyo munaafaqadooda iyadoo isaaq dawlad dhan la dagaalamayo ayay tolkood garxajis ku soo jeesteen halkay faqash u jeesan lahayeen , emperror qof wax kala garanayaad tahay waanad iska ogtahay in laf dhabartii snm ee xaga milatary ahayd garxajis dadkii reer miyiga ahaa ee garxajis ee hawd dagaaladii dhabarka la dhan jiray ee siyaad bare ogaadeenka soo hubeeyay ee uu ku yidhi snm dadkeeda soo baabiya nimankii jilibka u aasay ee xoolahoodii iyo naftoodba u huray ciidagale iyo habar yoonis bay ahaayeen dagaaladasii waxay dhaceen xiliyadan
1)1983-1985 dagaaladii ogadeen iyo HY
21985-1987dagaaladii ogadeen iyo ciidagale
awal ciidagalaha waxay is layn jireen reer isaaqa uune dagaaladan xataa reer cabdule ayaa soo raacay sidaas oo ay tahayna waa la jabiyay degaanadii waagaa laga qabsadayna waata maanta onlf soo weerarto
ugu dambayntii waxaan kuu sheegi lahaa in ina biixi markii hargaysa ciidamadu soo galayeen inuu rabay inuu jabuuti ubaxsado laakiin qasab iyo sandule dagaalka lagu galiyay
Imika ma waxaad iga dhadhicnaysa Waagi snmta aynu ahayn eeh aynu dirdhawe fadhinay ma waxaad ii leedahay ina kahin iyo ina bixi aya garxajis necba oo maxay ki nici lahayeen
Ina bixii Wuxu la dagaalamey faqashta . adigu hadaad garxajis faqash ku sheegtay dee ha wa run marka garxajis bu la dagalamaye

Wax calan cass la yidha ma jirto its like saying the false claims of udub markay yidhahaan adan shine waxa dilay silanyo

Anigu imika ha ila iman dagaaladii snmta iyo wslf ka dhacay hawd.
Ina bixi wa mudanyahay Ina kahin wa mudanyahay wa mujaheedinti dalka u so halgamay
baal dahaba na ka galay
Imika cigaal beynu so dooranay 1993 Abdiraxmaan tuur wuxu yidhi tolkay wa somaliweyn

jamac maxammad qalib ba raacay buuba ba raacay axmed mire baa raacay they where all snm
laakin wax mudna snmti Somaliland iyo shacabkoodii raacay
ina kahin
ina bixi
silanyo
dhagoweyne
Maxammad xashi
buufiska iska saar sxb
wuxu ku leeyahay axmed mire oo abdiraxmaan tuur qabil ku raacay ayaad leedahay wu mudanyahay iyo abdulraxmaan tuur aun
sheeka caruurta ina gala tag ina bixii ba djibouti rabbay inu baxsado

- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Lets elect Isaqq suldan of Somalinet
horta emperor anigu somaliland boqolkiiba boqol waa dalkaygii iyo dadkaygii guul iyo khayrna waan u rajaynayaa , ee sxb aynu runta isku sheegno snm ilaa dagaalkii u dambeeyay ee ay faqash la gashay oo ahaa dagaalkii berbera marnaba magaca somaliland iyo goosasho lama soo hadal qaadin dhibaatadan iyo dagaaladan ka jira koonfurta uun baa hayee iska daa jaamac maxamed qaalib iyo abdirahmaan tuure snm oo dhan ayaa xamar tagi lahayd, faqash hadii laga hadlayana meesha kaliya ee dadkii siyaad bare u shaqayn jireen k hadheen waa somaliland bal tuugii nss oo madaxweyne ah eeg, ismaciil faqash oo heer wasiirnimo gaadhay eeg, bal eeg cigaaloo odhan jiray snmtu waa budhcad oo 10 sano dalka xukumayey eeg.The_Emperior5 wrote:hargaysaay wrote:to emperror who said muuse biixi is isaaq mujaahid.
horta waa nin tolka u dhashay oo reer sheekh isxaaqa laakiin dadka inay noqdaan isaaq u qalma maaha . waagii snm wuxuu ahaa calancastii ugu xumayd dadku waxay umaleeyaan in calancastu dagaaladii sokeeye uun jirtay laakin waxay ahaayeen guruub saraakiishii snm ka kooban oo isku bahaystay garxajis nacayb sida muuse biixi oo ciidagale neceb iyo ina kaahin oo isna HY neceb, bal caqli xumadooda iyo munaafaqadooda iyadoo isaaq dawlad dhan la dagaalamayo ayay tolkood garxajis ku soo jeesteen halkay faqash u jeesan lahayeen , emperror qof wax kala garanayaad tahay waanad iska ogtahay in laf dhabartii snm ee xaga milatary ahayd garxajis dadkii reer miyiga ahaa ee garxajis ee hawd dagaaladii dhabarka la dhan jiray ee siyaad bare ogaadeenka soo hubeeyay ee uu ku yidhi snm dadkeeda soo baabiya nimankii jilibka u aasay ee xoolahoodii iyo naftoodba u huray ciidagale iyo habar yoonis bay ahaayeen dagaaladasii waxay dhaceen xiliyadan
1)1983-1985 dagaaladii ogadeen iyo HY
21985-1987dagaaladii ogadeen iyo ciidagale
awal ciidagalaha waxay is layn jireen reer isaaqa uune dagaaladan xataa reer cabdule ayaa soo raacay sidaas oo ay tahayna waa la jabiyay degaanadii waagaa laga qabsadayna waata maanta onlf soo weerarto
ugu dambayntii waxaan kuu sheegi lahaa in ina biixi markii hargaysa ciidamadu soo galayeen inuu rabay inuu jabuuti ubaxsado laakiin qasab iyo sandule dagaalka lagu galiyay
Imika ma waxaad iga dhadhicnaysa Waagi snmta aynu ahayn eeh aynu dirdhawe fadhinay ma waxaad ii leedahay ina kahin iyo ina bixi aya garxajis necba oo maxay ki nici lahayeen
Ina bixii Wuxu la dagaalamey faqashta . adigu hadaad garxajis faqash ku sheegtay dee ha wa run marka garxajis bu la dagalamaye![]()
Wax calan cass la yidha ma jirto its like saying the false claims of udub markay yidhahaan adan shine waxa dilay silanyo![]()
Anigu imika ha ila iman dagaaladii snmta iyo wslf ka dhacay hawd.
Ina bixi wa mudanyahay Ina kahin wa mudanyahay wa mujaheedinti dalka u so halgamay
baal dahaba na ka galay
Imika cigaal beynu so dooranay 1993 Abdiraxmaan tuur wuxu yidhi tolkay wa somaliweyn![]()
jamac maxammad qalib ba raacay buuba ba raacay axmed mire baa raacay they where all snm
laakin wax mudna snmti Somaliland iyo shacabkoodii raacay
ina kahin
ina bixi
silanyo
dhagoweyne
Maxammad xashi
buufiska iska saar sxb
wuxu ku leeyahay axmed mire oo abdiraxmaan tuur qabil ku raacay ayaad leedahay wu mudanyahay iyo abdulraxmaan tuur aun
sheeka caruurta ina gala tag ina bixii ba djibouti rabbay inu baxsadowax dadku ku qaadan karan ku sheeke
ta labaad ina biixigan aad mujaahid ka dhigtay miyaanu ahayn kii khayriyada ka yidhi anoo aargoosan kara duco qaadan maayo inaar ilaah baan kugu dhaarshee maxaa baasee uu ka aargoosanayey. ta sadexaad arintan jabuuti dee aniga inamo jiibriil abokoraa oo ilmaadeeradiiya ii sheegee anba waligay maan maqal oday mise suldaan baan ku idhaa
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 1264 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 42 Replies
- 2896 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 23 Replies
- 238 Views
-
Last post by daiman
-
- 0 Replies
- 595 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 15 Replies
- 1374 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 26 Replies
- 2260 Views
-
Last post by udun
-
- 5 Replies
- 445 Views
-
Last post by Caydid
-
- 43 Replies
- 1426 Views
-
Last post by wadaniweyn1
-
- 2 Replies
- 585 Views
-
Last post by AgentOfChaos
-
- 56 Replies
- 3338 Views
-
Last post by Nabeela