hargaysaay wrote:to emperror who said muuse biixi is isaaq mujaahid.
horta waa nin tolka u dhashay oo reer sheekh isxaaqa laakiin dadka inay noqdaan isaaq u qalma maaha . waagii snm wuxuu ahaa calancastii ugu xumayd dadku waxay umaleeyaan in calancastu dagaaladii sokeeye uun jirtay laakin waxay ahaayeen guruub saraakiishii snm ka kooban oo isku bahaystay garxajis nacayb sida muuse biixi oo ciidagale neceb iyo ina kaahin oo isna HY neceb, bal caqli xumadooda iyo munaafaqadooda iyadoo isaaq dawlad dhan la dagaalamayo ayay tolkood garxajis ku soo jeesteen halkay faqash u jeesan lahayeen , emperror qof wax kala garanayaad tahay waanad iska ogtahay in laf dhabartii snm ee xaga milatary ahayd garxajis dadkii reer miyiga ahaa ee garxajis ee hawd dagaaladii dhabarka la dhan jiray ee siyaad bare ogaadeenka soo hubeeyay ee uu ku yidhi snm dadkeeda soo baabiya nimankii jilibka u aasay ee xoolahoodii iyo naftoodba u huray ciidagale iyo habar yoonis bay ahaayeen dagaaladasii waxay dhaceen xiliyadan
1)1983-1985 dagaaladii ogadeen iyo HY
21985-1987dagaaladii ogadeen iyo ciidagale
awal ciidagalaha waxay is layn jireen reer isaaqa uune dagaaladan xataa reer cabdule ayaa soo raacay sidaas oo ay tahayna waa la jabiyay degaanadii waagaa laga qabsadayna waata maanta onlf soo weerarto
ugu dambayntii waxaan kuu sheegi lahaa in ina biixi markii hargaysa ciidamadu soo galayeen inuu rabay inuu jabuuti ubaxsado laakiin qasab iyo sandule dagaalka lagu galiyay
Imika ma waxaad iga dhadhicnaysa Waagi snmta aynu ahayn eeh aynu dirdhawe fadhinay ma waxaad ii leedahay ina kahin iyo ina bixi aya garxajis necba oo maxay ki nici lahayeen
Ina bixii Wuxu la dagaalamey faqashta . adigu hadaad garxajis faqash ku sheegtay dee ha wa run marka garxajis bu la dagalamaye
Wax calan cass la yidha ma jirto its like saying the false claims of udub markay yidhahaan adan shine waxa dilay silanyo
Anigu imika ha ila iman dagaaladii snmta iyo wslf ka dhacay hawd.
Ina bixi wa mudanyahay Ina kahin wa mudanyahay wa mujaheedinti dalka u so halgamay
baal dahaba na ka galay
Imika cigaal beynu so dooranay 1993 Abdiraxmaan tuur wuxu yidhi tolkay wa somaliweyn
jamac maxammad qalib ba raacay buuba ba raacay axmed mire baa raacay they where all snm
laakin wax mudna snmti Somaliland iyo shacabkoodii raacay
ina kahin
ina bixi
silanyo
dhagoweyne
Maxammad xashi
buufiska iska saar sxb
wuxu ku leeyahay axmed mire oo abdiraxmaan tuur qabil ku raacay ayaad leedahay wu mudanyahay iyo abdulraxmaan tuur aun
sheeka caruurta ina gala tag ina bixii ba djibouti rabbay inu baxsado

wax dadku ku qaadan karan ku sheeke