xaqiiqdii i was just alking in phone my brother in mogadishu, walaahi he told farxada reer mogadishu, meel waliba calanka buluuga ayaa ka taagan.
walaalkeey wxuuu first time in 3 years uu ku laabtay gurigeenii kuna yaala xaafada yaaqshiid iskool general dauud agtiisa, wxuuu uu sheegay al shabaab shayaadiinta inay xaafadihii godod waaweeyn ka qoteen xitaa guryaha dhexdooda ay godad ka qoteen. wuxuu ii sheegay inay xaafada aad u burburtay. shayaadiinta al shabaab bakhtigooda ayaa luuqa waliba yaal ayuu yiri.
alxamdulilaah wuxuushtii allah garabkooda wuuu ka baxay. waa ay kala ordeen.
waa jabeen waa jebeen umulo dooxatadiii umadda gumeysiga ku hayey ee diinteena naxariista baddan ku been aburtay.
alxamdulilaah. inshalah waa la sii eryayaaa haraaga al shabaab.


