Page 10 of 20

Re: Al-Shabab have left Mogadishu (MERGED, ALL TALK GOES HER

Posted: Sat Aug 06, 2011 10:45 am
by DR-YALAXOOW
alxamdulilaah in waxuushtii qabuuro qotoyaashii al shabaab laga saaray caasimada mogadishu.
xaqiiqdii i was just alking in phone my brother in mogadishu, walaahi he told farxada reer mogadishu, meel waliba calanka buluuga ayaa ka taagan.

walaalkeey wxuuu first time in 3 years uu ku laabtay gurigeenii kuna yaala xaafada yaaqshiid iskool general dauud agtiisa, wxuuu uu sheegay al shabaab shayaadiinta inay xaafadihii godod waaweeyn ka qoteen xitaa guryaha dhexdooda ay godad ka qoteen. wuxuu ii sheegay inay xaafada aad u burburtay. shayaadiinta al shabaab bakhtigooda ayaa luuqa waliba yaal ayuu yiri.

alxamdulilaah wuxuushtii allah garabkooda wuuu ka baxay. waa ay kala ordeen.

waa jabeen waa jebeen umulo dooxatadiii umadda gumeysiga ku hayey ee diinteena naxariista baddan ku been aburtay.

alxamdulilaah. inshalah waa la sii eryayaaa haraaga al shabaab. :down: :down: :down:

Re: Al-Shabab have left Mogadishu (MERGED, ALL TALK GOES HER

Posted: Sat Aug 06, 2011 10:57 am
by AbdiWahab252
Kill the Jeberti, Idoor, eelay and Hutu Shabab, no mercy.

Re: Al-Shabab have left Mogadishu (MERGED, ALL TALK GOES HER

Posted: Sat Aug 06, 2011 11:09 am
by Coeus
Who deleted my post??

Re: Al-Shabab have left Mogadishu (MERGED, ALL TALK GOES HER

Posted: Sat Aug 06, 2011 11:28 am
by Chinaman
Sheekh Yuusuf Indha Cade “Amaanka suuqa bakaaraha aniga ayaa sii sugi doono”Top news”
Sheekh yusuf siyaad indha cadde ayaa sheegay in uu sugaayo amaanka guud suuqa weynaha bakaraha ee Magalaada Muqdisho isagoo qeexay in halkaas haatan lawaregeen ciidamadiisa.

Yuusuf Indha Cade ayaa tilmaamay in ilaa gudiga amaanka qaranka ay mas’uuliyiin ugu soo magacaabaan suuqa bakaaraha uu isaga maamuli doono, isagoona sheegay in sidoo kale ay is kaashanaayaan ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM
Amaanka Suuqa Caalamiga Aniga aya sugaayo ilaa madaxada qaranka usoo magacabayaan nidaam gacanta kuqabto wxana waajib iga saran in aan ilaalsho hantida shacabka isla markaa aan ogaado shaqsi waliba suuqa galaayo ayuu yiri Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cade.
Sido akle waxa uuu shaaciye in haatan ay ku guleesteen in xarakada shabaab ay dagaal oga saraan gabi ahaan Caasimada dalka Somaliya ee Muqdfisho wuxuuna kudaray in amaanka suuqa si aad u wanaagsanyahe.
Ugu dambeen ayaa waxa uu sheegay dhamaan ganacsatada suuqa bakaaraha ee doonaysa inay galaan suuqaasi, marka hore ay soo wargeliyaan ciidamada amaanka ee suqaasi ku sugan si aanay meesha boob uga dhicin.
Cabdulaahi Cabdi Xaashi

:lol: :lol: :lol:

:down:

Re: Al-Shabab have left Mogadishu (MERGED, ALL TALK GOES HER

Posted: Sat Aug 06, 2011 11:59 am
by qoraxeey
:? :? :? :? :? :? :?

Re: Al-Shabab have left Mogadishu (MERGED, ALL TALK GOES HER

Posted: Sat Aug 06, 2011 12:49 pm
by ciyaal_warta
the whereabouts of my alshabab ina abti is unknown..tolow ma kuwa dharka tuurtay boo ku jiray mise kuwa habeenkii guureeyey :lol: :lol:

Re: Al-Shabab have left Mogadishu (MERGED, ALL TALK GOES HER

Posted: Sat Aug 06, 2011 1:47 pm
by Babygirl-
AbdiWahab252 wrote:Kill the Idoor, eelay and Hutu Shabab, no mercy.
We are right behind you & support you 100%. :up: :lol:

Re: Al-Shabab have left Mogadishu (MERGED, ALL TALK GOES HER

Posted: Sat Aug 06, 2011 1:47 pm
by abdalla11
Chinaman wrote:
Sheekh Yuusuf Indha Cade “Amaanka suuqa bakaaraha aniga ayaa sii sugi doono”Top news”
Sheekh yusuf siyaad indha cadde ayaa sheegay in uu sugaayo amaanka guud suuqa weynaha bakaraha ee Magalaada Muqdisho isagoo qeexay in halkaas haatan lawaregeen ciidamadiisa.

Yuusuf Indha Cade ayaa tilmaamay in ilaa gudiga amaanka qaranka ay mas’uuliyiin ugu soo magacaabaan suuqa bakaaraha uu isaga maamuli doono, isagoona sheegay in sidoo kale ay is kaashanaayaan ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM
Amaanka Suuqa Caalamiga Aniga aya sugaayo ilaa madaxada qaranka usoo magacabayaan nidaam gacanta kuqabto wxana waajib iga saran in aan ilaalsho hantida shacabka isla markaa aan ogaado shaqsi waliba suuqa galaayo ayuu yiri Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cade.
Sido akle waxa uuu shaaciye in haatan ay ku guleesteen in xarakada shabaab ay dagaal oga saraan gabi ahaan Caasimada dalka Somaliya ee Muqdfisho wuxuuna kudaray in amaanka suuqa si aad u wanaagsanyahe.
Ugu dambeen ayaa waxa uu sheegay dhamaan ganacsatada suuqa bakaaraha ee doonaysa inay galaan suuqaasi, marka hore ay soo wargeliyaan ciidamada amaanka ee suqaasi ku sugan si aanay meesha boob uga dhicin.
Cabdulaahi Cabdi Xaashi

:lol: :lol: :lol:

:down:
:lol: Its back to Isbaaro

Re: Al-Shabab have left Mogadishu (MERGED, ALL TALK GOES HER

Posted: Sat Aug 06, 2011 1:48 pm
by Mckuus
Being pro-TFG used to be a Majerteen only thing, oh what have times changed. :lol:

Re: Al-Shabab have left Mogadishu (MERGED, ALL TALK GOES HER

Posted: Sat Aug 06, 2011 1:48 pm
by abdisamad3
abdallah
:lol:

Re: Al-Shabab have left Mogadishu (MERGED, ALL TALK GOES HER

Posted: Sat Aug 06, 2011 1:50 pm
by greenday
One of the best news to wake up to, I’ve been happy all day :D :som: :up:

Re: Al-Shabab have left Mogadishu (MERGED, ALL TALK GOES HER

Posted: Sat Aug 06, 2011 2:09 pm
by karwal66
AL-XAMDU LILAAH





BAXA, BAGADI BAXAYNA NOQDA

Re: Al-Shabab have left Mogadishu (MERGED, ALL TALK GOES HER

Posted: Sat Aug 06, 2011 2:14 pm
by Naboleon
lets hope its a permanent retreat and not a tactical retreat.

Re: Al-Shabab have left Mogadishu (MERGED, ALL TALK GOES HER

Posted: Sat Aug 06, 2011 2:29 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
Ambushes have broken out wen the bantu mercenaries and the warlord tfg militia tried to move out into the vacated areas :lol: guerilla war has been reset :up:

Re: Al-Shabab have left Mogadishu (MERGED, ALL TALK GOES HER

Posted: Sat Aug 06, 2011 2:30 pm
by Monk-of-Mogadishu
Source?