Re: Married Guys Come In Marriage Cost
Posted: Fri Dec 04, 2015 9:36 pm
Skippa wrote:I just imagined laba qof oo is hor taagan hadana kala xishoonaya...meel ay ka bilaabaan garan la'
"hehe...een yara kaalay...I tus gacantaada...xagan maxaa kaaga dhacay? dabayl yaroo qabowbaan dareemay, maad dareemaysaa adna...hihihi"




