Page 10 of 14
Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Mon Feb 08, 2016 1:36 pm
by MujahidAishah
Wayeel waa Reer boorame :blue :dead.
Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Mon Feb 08, 2016 1:53 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
Lool dee reer Borama miyayna qowdhan ahayn ... Anigu reer waqooyiga oo dhan ayaan qawdhan u Aqanaa
Saciid

waan xasuusta kalmadaha isku noq noqonaya habeenkii marka la cawaynayo ayaa laysku challenge garayn jiray .. Adigu Waxad tidhahda Anigu danbas sida ayaan aabahay ku dul kufay Lakiin adigu afka labadaada gacmood ku kala qabanaya
Wayeel .. Aar Aniguba dhafoorka ayaan ku qabta hyper freezer kulaha war xita sharaabkayga freezer ka ma galiyo.
Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Mon Feb 08, 2016 2:11 pm
by Siciid85
BlueLion wrote:Lool dee reer Borama miyayna qowdhan ahayn ... Anigu reer waqooyiga oo dhan ayaan qawdhan u Aqanaa
Saciid

waan xasuusta kalmadaha isku noq noqonaya habeenkii marka la cawaynayo ayaa laysku challenge garayn jiray .. Adigu Waxad tidhahda Anigu danbas sida ayaan aabahay ku dul kufay Lakiin adigu afka labadaada gacmood ku kala qabanaya
Wayeel .. Aar Aniguba dhafoorka ayaan ku qabta hyper freezer kulaha war xita sharaabkayga freezer ka ma galiyo.
Lol sounds dangerous sxb. Waxaa loo joogin baa imanaya.
Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Mon Feb 08, 2016 2:17 pm
by HooBariiska
My boyyy...i used to be thought that phrase....diin god gal...

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Mon Feb 08, 2016 2:20 pm
by Siciid85
HooBariiska wrote:
My boyyy...i used to be thought that phrase....diin god gal...

Try it bal inaar. I struggled with it anigu.
Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Mon Feb 08, 2016 2:21 pm
by HooBariiska
Siciid85 wrote:HooBariiska wrote:
My boyyy...i used to be thought that phrase....diin god gal...

Try it bal inaar. I struggled with it anigu.
Naah wallahi u did well.....i wouldnt last the first few sentences
Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Mon Feb 08, 2016 2:24 pm
by HooBariiska
Essence89 wrote:Fadhi ku dirir xayraan muxuu soomaaligisa balambalay

Hii neighbour....am waiting for your af soomaali nooh lol
Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Mon Feb 08, 2016 7:15 pm
by Bella18
Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Mon Feb 08, 2016 7:21 pm
by JSL3000
nice.

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Mon Feb 08, 2016 7:25 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
FINALLY!!

... masha allah, let me frist say, afkaaga caano geel diiran lagu qabay

i knew you aren't "say walaahi" but i didnt know you were fanaanad

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Mon Feb 08, 2016 7:32 pm
by Bella18

Thank you fellas.
Chelski its been 22 yrs since I left home but home never left me heart maa garatay

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Mon Feb 08, 2016 7:35 pm
by Tuushi
Wow.Waad iska soo ridey Bella.
Epic.
Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Mon Feb 08, 2016 7:39 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
22 years aa? a visit to lascanood iyo buuhoodle is long overdue hada

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Mon Feb 08, 2016 7:41 pm
by Bella18
Tuushi, girl had to try it

I accidentally deleted the clip before saving it
Chelski, In sha Allah after my graduation I'll be packing for Laascaanood

Re: Soomaali Ma Ku Hadashaa?
Posted: Mon Feb 08, 2016 7:48 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
^^ its ok cidii nasiib u lahayd uun baa maqashay

... lol@ jalal,hoobariis iyo sahan were passionately waiting to hear ur voice