Page 10 of 10

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Posted: Thu Aug 29, 2019 10:54 pm
by DayrBare
Sheekadiinu waa shimbirayahow heesa. Hadii meeshan ay ina wadadeeqiwayday lets part ways. If it was up to me, I would pull all the Huuno soldiers out of the East and bring them back to their Daageens. I know taliyaha ciidanka policka Ceel Afwayn is ayuup, I would tell him to get the fuck out there.

Re: Have you guys watch Nuh Tani?

Posted: Fri Aug 30, 2019 12:35 am
by Timiro1999
kaliil wrote: Thu Aug 29, 2019 8:14 pm
Warkaasa igu socda in dawlad ku sheega runta loo sheego amarna aan laga qaadan.
Taani waxba lagama qoro oo odey reer galbeed ah oo iska jilicsan.
Waa cadaw in la iska qabto oo lala dagaalamo weeyan faqash oo ka xoog weynaydba was la iska celiyey.
Caare oo keliya ayaa qaaaq kaga siiyey.
Caare ILLAAHAY mooyane bila aadmi ma soo qaban karaan.