Page 2 of 3
Re: Onkod Roobku Ma Daayo...
Posted: Thu May 10, 2007 11:03 am
by kambuli
Costa,
That is exactly what I do. Waa qolyaha Yurubta Bari...Laakiin iminka my problem is I get annoyed everytime I see him...It is not about eating garlic...It is about personal hygiene.. Balaayo haku dhacdee...
Ina baxar,
Haddaad wax hayso soo daa....Walee ciil kuuma qabo, saa anna waan ku aqaan adna ima garanaysid qof aan ahaye.... TTTTTT
Re: Onkod Roobku Ma Daayo...
Posted: Thu May 10, 2007 11:16 am
by Ina Baxar
Waxba ma hayo , but you're not as straight forward and all around fair minded as you want us to perceive you, typical somali!!
Inaad dadka kala ogaato waad jeceshahay laakin in adiga lagu soo saaro waad diidantahay.
Re: Onkod Roobku Ma Daayo...
Posted: Thu May 10, 2007 11:28 am
by kambuli
Ina Baxarow,
Haddaad ahaan lahayd nin dhib yar, waan isu kaa sheegi lahaa, laakiin maxay kuugu taal nin shiddo badan ayaad tahaye

Re: Onkod Roobku Ma Daayo...
Posted: Thu May 10, 2007 11:38 am
by Ina Baxar
Kambuli ninka dhibta yarii horta ma isagaa ba muuqda. Haddaan dhib yaraan laha raadkeyga ba maad daba gasheen , iminkana waxba ha baqinee si yaroo hoose warka ii taabsii

Re: Onkod Roobku Ma Daayo...
Posted: Thu May 10, 2007 11:40 am
by Dhaga Bacayl
Ina Baxar,
Waar inanta iska hadh dee.

Re: Onkod Roobku Ma Daayo...
Posted: Thu May 10, 2007 11:40 am
by HELWAA
ina baxar
walle waa yaab.......oo maxaa inanta qabiilkeeda ko dabo dhigay......love have no colour walaal

Re: Onkod Roobku Ma Daayo...
Posted: Thu May 10, 2007 1:01 pm
by *HannaH*
Food for thought.
Maybe it's your breath blowing back in your face? Ma ka fakartay taa?
Ileen you are too busy stalking people markaa you probably have no time for yourself?
Yuus badnaa ruuxu, naa shut the f up islaan yahay wareertay.
Re: Onkod Roobku Ma Daayo...
Posted: Thu May 10, 2007 1:27 pm
by kambuli
Hannah,
Kuma ogeyne inleyn Ciyaala suuq baad tahay? At that age?
Re: Onkod Roobku Ma Daayo...
Posted: Thu May 10, 2007 1:45 pm
by *HannaH*
Hodhodho........
Better to be ciyaal suuq at 25 then a qaxbbad is nacday at 35+.
Seriously, how old are you? Adiguu naag weyn ah ayaad dad sheeko uga dhigaysaa..Qof baa uraya?
Naa iska aamu, urto yahay.
Re: Onkod Roobku Ma Daayo...
Posted: Thu May 10, 2007 2:05 pm
by kambuli
Hannah,
You know inaanan qaxbad ahayn...and you know inaanan ureyn...The proof is; you simply don't know me... But walaal, I have the proof inaad ciyaala suuqad tahay...And everbody sees that...Only ciyaala suuq qof ah ayaa sidaa u hadla...
Maaha wax lagu faano ciyaala suuqnimo... at the age of 25 gabadha Ciyaala suuqadda ihi... Maxaad ka fili marka ay intaas ka weynaato? Hoy sida isu dhaan...

Re: Onkod Roobku Ma Daayo...
Posted: Thu May 10, 2007 2:10 pm
by *HannaH*
I don't know you? I wouldn't bet on that.
Ta kale, you don't know anything about me.
You are the last person that should give anybody advice. Bal is eeg, naag weyn oo day in and day out ka ooyasa internet? How pathetic is that.
You are just silly.
Re: Onkod Roobku Ma Daayo...
Posted: Thu May 10, 2007 2:14 pm
by kambuli
All I am saying is Ciyaala Suuqnimo at the age of 25 wax lagu faano maaha...

Wayna kaa muuqataa walaal ciyaala suuqnimadu...Waayo haddii aadan ciyaala suuq ahayn waxan aad qoreyso maad qorteen....Gaabso...oo xishood..
Re: Onkod Roobku Ma Daayo...
Posted: Thu May 10, 2007 2:20 pm
by *HannaH*
Eeyad shaqo'laan hayso oo afka ila soo gashay, jawaabtan ugu jawaabo dee ciyaal suuq igama dhigayso...Do you see me talking like this on a regular basis? No. Waxa la yodhi qofba wuxuu kuula yimaado ayaa lugula dhaqmaa...Markaa If i give you ciyaal suuq jawab it's because you are ciyaal suuqad. Tolow how many phone calls did you make to find out?
Cut the nonsense. Ciyaal suuq aniga aad kolba iisoo qortid ama afkaaga qadhmuun ee dheer ee aad ila soo galaysid igama dhigayee.. get a life hadaba and dhiidhiibso.
Re: Onkod Roobku Ma Daayo...
Posted: Thu May 10, 2007 2:21 pm
by Mystic_Angel
ladies shaydanka iska naara bisinka...
Re: Onkod Roobku Ma Daayo...
Posted: Thu May 10, 2007 2:27 pm
by kambuli
Walee ciyaala suuq baad tahay...qofna marba nooc ma noqdo...