Kadib xilka qaadista Hiiraale waa sidee xaaladda Kismaayo.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Re: Kadib xilka qaadista Hiiraale waa sidee xaaladda Kismaayo.
discarded like a Condom, just hate when idiots like u try to bring a dead-man back alive
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Kadib xilka qaadista Hiiraale waa sidee xaaladda Kismaayo.
Maxaa ka jira Xil ka qaadista Col. Barre Hiiraale in ay ku lug leedahay Arrinta ka taagan Kismaayo (Faallo).
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Kmg ah ayaa xilalkii looga xayuubiyay Labo Xubnood oo Miisaan culus ku leh Siyaasada Soomaaliya.
Mida Kowaad waxaa aad la isu weydiinayaa xil ka qaadista lagu sameeyay Col. Barre Hiiraale oo haatan ku sugan Magaalada Baydhabo.
Dadka odorasa Siyaasada ayaa waxa ay sheegayaan in xil ka qaadista Mr Barre ay la xiriirto arrinta ka taagan magaalada Kismaayo.
Mushaakilka ka taagan Kismaayo ayaa wali ah mid aan ilaa iyo iminka la xalin, iyadoo mushaakilkaas darteedna uu xilkiisii ku waayay Col. Barre Hiiraale.
Dhawaan ayay aheyd markii maleeshiyaad ku heyb ah Col. Barre Hiiraale ay la wareegeen Magaalada Kismaayo, iyagoo Magaaladana ka saaray Maleeshiyaadkii Puntland oo uu horkacayay Col. C/risaaq Afgaduud.
Magaalada Haatan waxaa gacanta ku haya Maleeshiyooyin ku heybta Barre Hiiraale, waxaana dhici karta in xil ka qaadistiisa ay ku gacan seyraan, isla markaana halkaas dhaq dhaqaaqyo ka bilaabay.
Dadka reer Kismaayo ayaa ku eedeeyay Dowladda Kmg ah in aysan dhex dhexaad ka aheyn beelaha guud ee Soomaalida isla markaana ay awood is biday wixi ka danbeeyay markii ay la wareegtay dalka.
Maleeshiyaadka ku heybta ah Barre Hiiraale ayaa laga cabsi qabaa in ay ku gacan seyraan dhaq dhaqaaqyo maalmahan socday oo lagu heshiisiinayo iyaga iyo Maleeshiyaadkii laga saaray Magaalada Kismaayo, arrinta Barre Hiiraale Darteed.
Wareegtadii Xilka looga qaaday Barre Hiiraale ayaa lagu sheegay inuu gudan waayay howshiisa, isla markaana uu ka soo horjeestay Siyaasada Dowladda.
Xilka qaadista Lagu sameeyay Barre Hiiraale ayaa waxaa ku wehliyay Ra’iisul wasaare Kuxigeenka ahna wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeynta Xuseen Ceydiid, oo isagu maalmahanba la hadal hayay in xilka laga qaadayo, kadib markii uu ku biiray Xubnaha Asmara jooga.
Xaaladda magaalada Kismaayo ayaa maanta kacsan, iyadoo goobaha ay dadku isugu yimaadaan laga wada hadal hayo talaabada xilka looga qaaday Barre Hiiraale iyo Xuseen Caydiid.
http://www.jowhar.com/php/news.php?readmore=721

[quote="smooth"]discarded like a Condom, just hate when idiots like u try to bring a dead-man back alive[/quote]
Who used him and for what?
I really can't understand this statement. Didn't Barre of his own choosing go there and join and use the TFG to kick the international terrorist alliance that captured Kismaayo? After Kismaayo was liberated, didn't he plug his ears and ignore the TFG? Who got used and who used?
Nacas nacas kala jirin, Barre would have to have done something for the TFG to be a condom instead of him using the TFG and ignoring them afterwards. And today maxaa ka galay, Beesha Sade controls Kismaayo as before with zero chance of an alliance like the ICU happening again to threaten them and the Ethiopians and USA already said Kismaayo is internal Somali matter and won't get involved. Maxaa ka maqan marka?

Last edited by DawladSade on Sat May 12, 2007 6:34 pm, edited 1 time in total.
Re: Kadib xilka qaadista Hiiraale waa sidee xaaladda Kismaayo.
believes in Somalinimo kulaha
everything u post is Sade, you was bragging about helpless refugees settling in Gedo numerous times, every somali patriot or hero you try to link it to sade whethers it's 3generations back or paternal side, dont talk of somalinimo u idiot

everything u post is Sade, you was bragging about helpless refugees settling in Gedo numerous times, every somali patriot or hero you try to link it to sade whethers it's 3generations back or paternal side, dont talk of somalinimo u idiot
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Kadib xilka qaadista Hiiraale waa sidee xaaladda Kismaayo.
[quote="smooth"]believes in Somalinimo kulaha
everything u post is Sade, you was bragging about helpless refugees settling in Gedo numerous times, every somali patriot or hero you try to link it to sade whethers it's 3generations back or paternal side[/quote]
Do you hate the truth then?

- Sade-KING
- SomaliNetizen
- Posts: 334
- Joined: Fri Feb 09, 2007 6:50 am
- Location: F-cking my wabeneye h0es
- Contact:
Re: Kadib xilka qaadista Hiiraale waa sidee xaaladda Kismaayo.
allahu akbar
we are ready for some ass kicking
we are ready for some ass kicking

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Kadib xilka qaadista Hiiraale waa sidee xaaladda Kismaayo.
Hey where did you get that pic of Col Abdirzaaq Isaaq Biixi?
- Sade-KING
- SomaliNetizen
- Posts: 334
- Joined: Fri Feb 09, 2007 6:50 am
- Location: F-cking my wabeneye h0es
- Contact:
Re: Kadib xilka qaadista Hiiraale waa sidee xaaladda Kismaayo.
waa abtigeey. i thought you knew reer maxamed siyaad were my abtiyaal.
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Kadib xilka qaadista Hiiraale waa sidee xaaladda Kismaayo.
hmmmm, reer kee? maxamed had only one son, a madi boy who father the rest waa kee? 

Re: Kadib xilka qaadista Hiiraale waa sidee xaaladda Kismaayo.
[quote]Beesha Sade stands alone and leads.[/quote]
This is why we have been in a civil war for 17 years. no qabiil can win over another in order to gain some kind of political success. let's be a realistic my little friend. Anyway, I am glad to see that Hiiraale has seen the true color of Geedi and Yusuf finally.
Mar i dage Allaha Dago, mar labaad idagase, anaa dagan. It is time for Hiiraale to stand on his two feet and do wat he can do even though it is too late.

- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
- new-york23
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2446
- Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
- Location: OGADENIA-jubbaland-NFD
Re: Kadib xilka qaadista Hiiraale waa sidee xaaladda Kismaayo.
he was fired but the qetion is what is he still doing there?
- Sade-KING
- SomaliNetizen
- Posts: 334
- Joined: Fri Feb 09, 2007 6:50 am
- Location: F-cking my wabeneye h0es
- Contact:
Re: Kadib xilka qaadista Hiiraale waa sidee xaaladda Kismaayo.
dawladsade my mom ayeeyo beey kuugu aadan tahay which makes me ur uncle. little newphew ii baashaal 

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Kadib xilka qaadista Hiiraale waa sidee xaaladda Kismaayo.
I really don't care about Somalia. Beesha Sade needs to survive. Somalia waxaan nacnay the day they took arms against the siyaad barre who didnt even build Gedo and Caabudwaaq. Somalia waxaan nacnay when the country pumbkin habar gidir whom we educated got cozy in xamar and used the "hawiye" name against us. somalia waxaan nacnay when the majeerteen tried to take advantage of the 77 loss to take over the country. Somalia waxaan nacnay when the Cagdheer whom we brought to Somalia as refugees took up arms alongside Caydiid and jidadka u galeen kuweena xamar ka cararaye. Phuck Somalia baan leenahay hadaan beesha Sade nahay.
Everybody his own, danteena baan naqaan Somali tabar uma hayno and even if we did we wouldn't waste it on THEM.
Everybody his own, danteena baan naqaan Somali tabar uma hayno and even if we did we wouldn't waste it on THEM.
- new-york23
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2446
- Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
- Location: OGADENIA-jubbaland-NFD
Re: Kadib xilka qaadista Hiiraale waa sidee xaaladda Kismaayo.
here you go again..ur uncle gets fired and you take it out on everybody. we didnt fire him nor hire him..he went to them and did their durty job for them..when they wouldnt send their own to face the icu they made him risk his life and now they have no more use for him.
so tell me what are you angry at others for?

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 856 Views
-
Last post by Kismaayo21
-
- 0 Replies
- 341 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 21 Replies
- 803 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 29 Replies
- 1869 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 1 Replies
- 2700 Views
-
Last post by TAATIKO
-
- 12 Replies
- 1070 Views
-
Last post by SomaliDefenceCouncil
-
- 5 Replies
- 1044 Views
-
Last post by original dervish
-
- 0 Replies
- 500 Views
-
Last post by Salahuddiin
-
- 5 Replies
- 1388 Views
-
Last post by XimanJaale