[quote="Ina Baxar"]1/ Highclass horta anigu wixii " websites-ka" aan ka soo arko ayaan ka hadla. If you have anything on SL not paying the soldiers or teachers , post it !
2/ Meesha nimankan lacagta bartan ku kala qaybsaday oo midna Boosaaso kii kalena Garoowe u kala wadaan ha dhex istaaginoo ha u qoslinee , askartiini Buuhoodle joogtay qaybtooda soo gooso niyoow

[/quote]
Askarta xaqooda way heli doonan hadu ilahaay jiida, Lakiin maxa adiga taaydi uga hadlin? You want to talk about others but not yours? That is what u always do .you want to talk about what cadde muse takes but not what Riyaale takes? Sidi u hadaashid iyo Siyaasadi wadiid wa garnaaya.....