Dmn you did not say this spragg? I though you had a knowledge of cumar mohamud cities, untill you said this complete drival. How are you gona tell me a city thats populated by my uncles and is the home of my great great awoowayaal? Wake up man, Tuulo Xarfo aka Tuulo Buuryaqab is Mohamad Omar city plain and simple. The only other significant sub-clan there is Nuuh Jabrahil and of course some minor other cumar Mohamuds. But for you to say Buuryaqab and Xarfo are two seperate cities is complete BS. You can go and ask any other Cumar Mohamuds, and even you can ask Unclebin. The Tuulo xarfo used to be known Tuulo Buuryaqab and the name has been changed to Xarfo. If you need a prove, you can go ahead and read this article from Mudug online and its says its a city between Burtinle and Bacaad weyn. What other city is between those two cities other than Buuryaqab aka Tuulo Xarfo? As for you to callin' me Sheegato, Man Whatever rocks your boat. I aint' here to make friends anyway. Anyway here is the article and next time try to know a lil about your Cumar Mohamud brothers
http://www.mudugonline.com/viewArticle. ... cleid=2231Xarfo oo ka Tirsan Gobolka Mudug oo Degmo loo Magacaabey.
Posted to the MOL February 24, 2007, 8:30 am
Galkacyo:- Waxaa Shirkii khamiis laha ahaa ee ay yeesheen Khamiistii Golaha Wasiirada ee Dowlad Goboleedka Puntland lagu ansixiyay oo la magacaabey sedex degmo oo ay ka mid tahay degmada xarfo oo ka tirsan gobolka mudug.
Xarfo waa Magaalo qadiimi ah oo soo jireen ah waxayna dhinaca bari xigtaa magaalo madaxda gobolka mudug ee gaalkacyo waxa ayna u dhaxeysaa degmada burtinle ee gobolka nuugaal iyo bacaadweyn oo ka tirsan gobolka mudug.
Degmada Xarfo ayaa waxa ay noqonaysaa degmadii 35 oo uu magacaabo Maamulka Dowlad Goboleedka Puntland waxaana dhawaan la filayaa in loo dhiso oo laga hirgaliyo golaha shacabka deegaanka ee degmada xarfo.
Degmooyinka kale ee uu Maamulka Punltand magacaabey ayaa waxaa ka mid ah godob jiiraan oo ka tirsan gobolka nugaal iyo kalabayr oo ka tirsan ayana gobolka sool iyo degmada Xarfo oo ah degmada ugu weyn sedexdaas degmo oo uu khamiistii maamulka puntland magacaabey.
Isku soo wada duuboo degmooyinkan lamagacaabey ayaa la filayaa in dhawaan oo dhisi doono golaha shacabka deegaanka, waxaana uu maamulka Puntland uu horey meel uu degmooyin u magacaabey ka hirgaliyay golaha shacabka deegaanka degmooyinkaasi.