what the hells yalaxoow? is muuse suudi yalaxoow too mareexaan the lost son of nuur shareeco?? man this is too mutch!!!! muuse suudi yalaxoow xitaa gar weeyn ayuu qabaa hes kind of look like cabdiqasim
[quote="aweys_gedoow"]hiiraan boy waa run waa isku eg yiihin walaahi.
laakiiin calculation samee abdiqasim shirkii carta 2000 wuxuu jirey 59 +7 years wuxuu jiraa maanta 66 back 1991 cabdiqasim wuxuu jirey 51 years old
odaygaas sawirkana qiyaastii waqtigaa wuxuu jirey 65 years old inuu ka yaraa ayaa laga yaabaa.
ma wiiil 13 ama 14 jir ah ayaa naag la qabo u dhuuman kara.wiil aaba qaangaarin jawaabtu waa maya.
laakiin other way salaad boy wuxuu ahaa nin cad gar weeyn leh.
nuur shareeco real father waa abdiqasim abihiis salaad boy marka nuur shareeco waa big borther of abdiqasim..[/quote]
aweys, the man you saw is MAXAMED nuur shareeco, nuur shareeco is the father and was the italian kaba qabiil for gedo, whenever they wanted to meet with mareexaan, nuur shareeco was their d.c who brought the qabiil together.
maxamed nuur shareeco xafidullah is was born and raised in gedo, but his father used to go to gedo and mudug both
even tho we don't know for certain what is what or if cabdiqasim IS really the son of xaaji xaashi farax gerri, cilmiile knows better then us allena danbigeenu haynaga wada cafiyo
dawladsade walaahi maaha sxb maxamed nuur shareeco si fiican ayaan u aqaaney maxamed nuur shareeco wuxuu dhigan jirey isagoo sarkaal ah jaamacada gaheeyr qeybta sharciga waa 1980s waliba wixii ka danbeeyey 1986 ilaa 89 every morning waa arki jirey general maxamed nuur shareeco.
maxamed nuur shareeco wuxuu ahaa oday aan u cadeeyn sida abdiqasim wajigiisa wa dhuubnaa. waji caato ah shaarubka late siyaad bare oo kale ama hitler shaarubkiisa ayuu lahaa.
ninka cabdiqasim u eg maaha maxamed nuur shareeco. waxaa tiraahdeen nuur shareeco sababta muranka dhalisey waaba intaas iam 100% SURE thats maaha maxamed nuur shareeco. subax kasto aan kuliyada gaheeyr ku arki jirey oygaas. xitaa 1988 maalin ayuu baabuurkiisa nagu soo qaadey anagoo baddan.
abdulwahab my peaceful state of mind now shows me more then ever how much time i have wasted trying to make you see what you already see but hide, i believe you have huge inferiority complex akhii and i would think praying a little bit more would do wonders akhii