Page 2 of 3
Re: CABDULQAASIM SALAAD XASAN LOOKALIKE
Posted: Thu May 24, 2007 3:30 pm
by COSTA
[quote="aweys_gedoow"]sawirka si fiican u fiiriya odaygaas nuur shareeco xitaa tintiisa CIRO ma wada noqon. da.diisa waqtigaa qiyaastii haduuu ugu bato 65 ilaa 67.[/quote]
Aweys Geedoow aka Dr Yalaxoow same writing style

Re: CABDULQAASIM SALAAD XASAN LOOKALIKE
Posted: Thu May 24, 2007 3:31 pm
by kadarre
Maddog i dont think he is Yalaxow this guy says ''Imiso'' Abgaal say ''Meeqo''
Re: CABDULQAASIM SALAAD XASAN LOOKALIKE
Posted: Thu May 24, 2007 3:32 pm
by aweys_gedoow
Re: CABDULQAASIM SALAAD XASAN LOOKALIKE
Posted: Thu May 24, 2007 3:32 pm
by Hiiraan boy
Re: CABDULQAASIM SALAAD XASAN LOOKALIKE
Posted: Thu May 24, 2007 3:32 pm
by adanboy
[quote="aweys_gedoow"]ugaas diini nuur shareero and abdiqasim waa walaalo ceeyr brothers. nuur shareeco real father waa late SALAAD BOY.
dadka gobolada dhexe ka yimid waa normal ciyaalka waa isku dhalaan.[/quote]
jooji aflagaadada

Re: CABDULQAASIM SALAAD XASAN LOOKALIKE
Posted: Thu May 24, 2007 3:36 pm
by aweys_gedoow
hiiraan boy waa run waa isku eg yiihin walaahi.
laakiiin calculation samee abdiqasim shirkii carta 2000 wuxuu jirey 59 +7 years wuxuu jiraa maanta 66 back 1991 cabdiqasim wuxuu jirey 51 years old
odaygaas sawirkana qiyaastii waqtigaa wuxuu jirey 65 years old inuu ka yaraa ayaa laga yaabaa.
ma wiiil 13 ama 14 jir ah ayaa naag la qabo u dhuuman kara.wiil aaba qaangaarin jawaabtu waa maya.
laakiin other way salaad boy wuxuu ahaa nin cad gar weeyn leh.
nuur shareeco real father waa abdiqasim abihiis salaad boy marka nuur shareeco waa big borther of abdiqasim..
Re: CABDULQAASIM SALAAD XASAN LOOKALIKE
Posted: Thu May 24, 2007 3:38 pm
by DawladSade
[quote="kadarre"]Maddog i dont think he is Yalaxow this guy says ''Imiso'' Abgaal say ''Meeqo''[/quote]
akhii i disagree, i knew long time ago what he was, see this akhii
http://img511.imageshack.us/img511/2903/yalaxje3.png
Re: CABDULQAASIM SALAAD XASAN LOOKALIKE
Posted: Thu May 24, 2007 3:40 pm
by aweys_gedoow
Re: CABDULQAASIM SALAAD XASAN LOOKALIKE
Posted: Thu May 24, 2007 3:41 pm
by DawladSade
[quote="aweys_gedoow"]hiiraan boy waa run waa isku eg yiihin walaahi.
laakiiin calculation samee abdiqasim shirkii carta 2000 wuxuu jirey 59 +7 years wuxuu jiraa maanta 66 back 1991 cabdiqasim wuxuu jirey 51 years old
odaygaas sawirkana qiyaastii waqtigaa wuxuu jirey 65 years old inuu ka yaraa ayaa laga yaabaa.
ma wiiil 13 ama 14 jir ah ayaa naag la qabo u dhuuman kara.wiil aaba qaangaarin jawaabtu waa maya.
laakiin other way salaad boy wuxuu ahaa nin cad gar weeyn leh.
nuur shareeco real father waa abdiqasim abihiis salaad boy marka nuur shareeco waa big borther of abdiqasim..[/quote]
aweys, the man you saw is MAXAMED nuur shareeco, nuur shareeco is the father and was the italian kaba qabiil for gedo, whenever they wanted to meet with mareexaan, nuur shareeco was their d.c who brought the qabiil together.
maxamed nuur shareeco xafidullah is was born and raised in gedo, but his father used to go to gedo and mudug both
Re: CABDULQAASIM SALAAD XASAN LOOKALIKE
Posted: Thu May 24, 2007 3:42 pm
by aweys_gedoow
Re: CABDULQAASIM SALAAD XASAN LOOKALIKE
Posted: Thu May 24, 2007 3:42 pm
by AbdiWahab252
HiiraanBoy,
Stop insulting Cabdiqassim Salat. That other dude looks like a malnourished goat herder in need of a bath.

Re: CABDULQAASIM SALAAD XASAN LOOKALIKE
Posted: Thu May 24, 2007 3:43 pm
by DawladSade
even tho we don't know for certain what is what or if cabdiqasim IS really the son of xaaji xaashi farax gerri, cilmiile knows better then us allena danbigeenu haynaga wada cafiyo
Re: CABDULQAASIM SALAAD XASAN LOOKALIKE
Posted: Thu May 24, 2007 3:44 pm
by AbdiWahab252
There goes DS trying to link every great man to Ilkoyar.

Re: CABDULQAASIM SALAAD XASAN LOOKALIKE
Posted: Thu May 24, 2007 3:46 pm
by aweys_gedoow
dawladsade walaahi maaha sxb maxamed nuur shareeco si fiican ayaan u aqaaney maxamed nuur shareeco wuxuu dhigan jirey isagoo sarkaal ah jaamacada gaheeyr qeybta sharciga waa 1980s waliba wixii ka danbeeyey 1986 ilaa 89 every morning waa arki jirey general maxamed nuur shareeco.
maxamed nuur shareeco wuxuu ahaa oday aan u cadeeyn sida abdiqasim wajigiisa wa dhuubnaa. waji caato ah shaarubka late siyaad bare oo kale ama hitler shaarubkiisa ayuu lahaa.
ninka cabdiqasim u eg maaha maxamed nuur shareeco.
waxaa tiraahdeen nuur shareeco sababta muranka dhalisey waaba intaas iam 100% SURE thats maaha maxamed nuur shareeco. subax kasto aan kuliyada gaheeyr ku arki jirey oygaas.
xitaa 1988 maalin ayuu baabuurkiisa nagu soo qaadey anagoo baddan.
Re: CABDULQAASIM SALAAD XASAN LOOKALIKE
Posted: Thu May 24, 2007 3:47 pm
by DawladSade
abdulwahab my peaceful state of mind now shows me more then ever how much time i have wasted trying to make you see what you already see but hide, i believe you have huge inferiority complex akhii and i would think praying a little bit more would do wonders akhii