Page 2 of 2
Re: kililka lixaad ethiopia(former somalia) safaarada cusub
Posted: Sun May 27, 2007 8:06 pm
by COSTA
Dr yalaxoow wuu is dhiibeebey
alla waa hoogey
alla ba`ay
yaa ila qoslaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

Re: kililka lixaad ethiopia(former somalia) safaarada cusub
Posted: Mon May 28, 2007 5:49 am
by DR-YALAXOOW
Re: kililka lixaad ethiopia(former somalia) safaarada cusub
Posted: Mon May 28, 2007 5:57 am
by Gedo_Boy
YALAXOW,
inkaarti wadaniga ugu dambeeyay M Siad Barre ayaa ku heysato
maalin walba dad baa ka sii shalaayo.........
koleyba USC urur Addis laga soo sameeyay ayee aheyd.......maantana waa "Memorial Day" Amxaaro baa calankoodu uu M Siad Barre u diiday baa Geedi maanta u soo saaray.......

Re: kililka lixaad ethiopia(former somalia) safaarada cusub
Posted: Mon May 28, 2007 6:02 am
by DR-YALAXOOW
sheekada ma joogto nin mar hore dhintey late bare.
maanta hall somalis fockt up. wax somali la dhaho ma jiraan. ethiopia waa qaran ciidan xoogan leh.si easy ah ayey nooga guuleysatey.taasna waxaa ugu wacan.
abdulahi biijo and geedi iyo other traitors like somaliland and buntiland and warlordsland ayaa ugu wacan in ethiopia qabsato somalia.
fock somalia long live sweden.

Re: kililka lixaad ethiopia(former somalia) safaarada cusub
Posted: Mon May 28, 2007 6:11 am
by Gedo_Boy
Amxaaro ayaa kula weeyn...ayakaba tooda u yaaban.....maalinta ee Xamar soo galeen baad niyad jabtay markee 10 sano Reer Gedood la dagaalamayeen shaqo aad ku laheyd ma jirto waxaad islaheyd Marexaan aa lagu leynaayaa ee kuma quseeynin.......
waaana wuxuu M Siad Barre sheegay wadanka markuu ka tagay ayuu yiri "dad baan ka tagay ee qaran kama tagin" b/c 20 years gaalshire ayuu maamulaayay maalinta ee maxaabiista fakadeen waxee aheyd maalinta ee Somalia xaaladeed halis gashay......markuu C/Y iyo Caydiid arkay ayuu yiri nimankaan qaranka inee dumiyeen ayee u socdaan..........
waana sanado ka hor mid abti ii ah baa yiri "Somalida eeydeenayso M Siad Barre baa ka shaleeyn doono sanadaha soo socdo"
Re: kililka lixaad ethiopia(former somalia) safaarada cusub
Posted: Mon May 28, 2007 6:20 am
by Hyperactive

Amxaaro ayaa kula weeyn...ayakaba tooda u yaaban. walle wa run. anaga super weak ah moye Amharo are nothing.
Re: kililka lixaad ethiopia(former somalia) safaarada cusub
Posted: Mon May 28, 2007 6:33 am
by Madmadoobe
I suggest the borders between killinka lixad and Ethiopia be wiped out, lol. I was born there, and i want and ethiopian passport

.
Re: kililka lixaad ethiopia(former somalia) safaarada cusub
Posted: Mon May 28, 2007 6:37 am
by Hyperactive
You mean border beteen kilinka 5 and 6. if you want ethiopian passpor you can get it. all they ask you few questions abput what city village you born. Who is a governer and where's the police station. i tell you i wasd tortured last summer. lol
Re: kililka lixaad ethiopia(former somalia) safaarada cusub
Posted: Mon May 28, 2007 6:41 am
by Madmadoobe
Hyper.. you mean you just answer those silly questions and get a real passport? I want on that works so i can go to other countries and give ethiopia a bad name, lol. Not they ever had a good one but still.
Re: kililka lixaad ethiopia(former somalia) safaarada cusub
Posted: Mon May 28, 2007 6:52 am
by Hyperactive
Madmadoobe, yes pretty much that is to make sure you're from ogaden and not from somalia. if you proof you're from any of so called kilinka 5 you're qulified as ethiopian. they can't take our land and not give us a passport.lol
last summer they took me to iimay. first went to djibouti then jigjiga there i went to imay, qabri, shilabo. in every stop point they asked us our papers. my exdended relatives showed their papers and keep saying this kid is our nephew. Some let us go some they never feel comfortable with that. they asked me my papers. After few problema. since i was being there for whole 3 months. i said why i don't get one. Allah ba og wa7ey iga ra'ay.lol
I berely spoke somali and they were asking me cities in Qora7ey admin. You can image hyper in that situation.