Madmadoobe, quote " Kambuli,.. speaking for myself i like beautiful hoes wallahi. Its ok, after all we all make mistakes, lol.
Walaal who am I to judge..? We are just discussing... Waxba ha jeclaan a hoe...way sii kala daran yihiin;
1. Inan miskiinad ah oo uu mid ka caqli badiyey oo xumeeyey.
2. Kaalaxad shaqo ka dhigatey how-nimada..etc
I believe waa la caawin karaa gabadh uu mid cadow ihi xumeeyey, laakiin mid foogatay waa khatar... Allaah hasoo hanuuniyo...
Adiguna beware of the cudurka laga qaado haweenkaas... Wallee qurux iyo foolxumo makala yaqaano
