Horta highclass mid aan kuu sheego. Dagaalka iyoo xooggaad isticmaalayso yaa inu sabab yeesha ,waana la is dila waana la heeshiyaa oo la wada noolaada.
Haddaad aqli yeelan waydo ood nacaybka isku badiso , walaalka baad xabadda kula soo jeesan doonta . Anigu wax alle waxa Buuhoodle ka yimid , si wanaagsan baan ugu fiirsaday , wax yaroo si kale ah baa caloosha u dhex fadhiya
