UD...this is the abtiris of diini
diini..farax..guleed..sharmarke..khalaf..hussien..YUSEF...mataan...ciiis...ahamed..maxamed..da'uud
.but this reer-dalal lady who is at my house now said they are closer then maxamed da'uud so maybe you are right...i would ask my mom but she is asleep...
hey dude correct my stuff... here is the marexaan division...
------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
SADE wuxuu dhalay:
Marexaan iyo Facaye
MAREXAAN wuxu dhalay:
Awsame iyo Uurmidig (mataano)
AWSAME wuxu dhalay:
xiinle oo madi ah
XIINLE wuxu dhalay:
Baalyiri oo madi ah
BAALYIRI wuxu dhalay:
Hodenbari oo madi ah
HODENBARI wuxu dhalay:
Galshiredle oo madi ah
GALSHIREDLE wuxu dhalay:
Isxaaq iyo [Reer] Xassan
ISXAAQ wuxu dhalay:
amaanreer oo madi ah
AMAANREER wuxu dhalay:
Radimiir, Wagerdhac, Talxe, Hawlraarsame
RADIMIIR wuxu dhalay:
Warwaajecle oo madi ah
WARWAAJECLE wuxu dhalay:
musse, [haber] cise, celi, fiqi-yaaquub
MUSSE wuxu dhalay:
Maxamed iyo Mamaasame
MAXAMED wuxu dhalay:
Abadir oo madi ah
ABADIR wuxu dhalay:
Da'uud iyo Soonfure
DA'UUD wuxu dhalay:
Maxamed oo madi ah
MAXAMED wuxu dhalay:
Axmed, Cali-dheere, [Reer] Cismon,[Reer] Isaq
AXMED wuxu dhalay:
ciis oo madi ah
CIIS wuxu dhalay:
Mataan
MATAAN wuxu dhalay:
Yusef, Garaad, Ina Nuur
YUSEF wuxu dhalay:
Xussien iyo [reer] yusef
XUSSIEN wuxu dhalay:
Khalaf, [reer] Ahmed,Yabbar, Siyaad, Gulled, iyo Cali
KHALAF wuxu dhalay:
Sharmarke, Gulled, Yasin, Bah-dir, iyo Bah-Abskuul..(i think there are like more sub-clans here do you know there names??)
SHARMARKE wuxu dhalay:
Shirwac iyo Gulled
GULLED wuxu dhalay:
[Ugaas] Farax, Khayr, Dhaaweed, Musse, iyo Warsame (I think I am missing some here)
[UGAAS] FARAX wuxu dhalay:
Diini, khalaf-qoracne,Rooble, Sharmarke, Samatr, Xersi, iyo Gulled
DIINI wuxu dhalay:
Reer-Siyaad
Reer-Warsame
Reer Ugaas-Sharmarke
Reer Kooshin
Reer Nuur
Reer Shirwac
Reer Warfaa
Reer Maxamud
Reer Dalal
Reer Xirsi