Re: Amiin Dhaha...
Posted: Thu Jun 07, 2007 5:23 pm
Kambuli....
Meeshaan Waan Dhax Ordaayay, In Kasta Ee Laheeyn Wax Laga Hadlu sis. Ee Adiga Maxaad Heeysa? Warka So Tuf, Lol.
Sakhraan...
Looooooooool@Sii.l Qabiil Ma Laha, Oo Ma Adiga Baad So Sartay Maahmaahdas?. Qabiil Weeynu Leeynahay, Adiguna Waxaad Diidi Kartid Ma Ahe, Ee Yara Aayr Ninyahow. Cid Aad Jawaan Ku Xiratid Allah Ha Ku Sahlu, Dumarka Niyada Ha Ka Dilin....
...........................................................