[quote="Madmadoobe"]Its funny how Somali tribes all act patriotic and anti-Ethiopian untill xabashis show interest in them, what a nation of dhillooyin we are.
[/quote]
How true. Waxaabad moodaa inay faan noqotay. Ninkii Zenawi u yeedhaba waxaad moodaa in khadarkii loogu bishaareeyay futaduu sii kala qaban
Reerkeena magaciisa baa Zenawi soo qaaday wax la sheego ma aha in lagu faanana kadaalika.
Inaad ka xumaato oo aad qariso bay aheyd...
Mar dhow waxaa soo socda in la iskugu faano aniga zenawi baa badhida iga tuujiyay hal mar, iyo mid kale oo leh maya aniga labadiisa gacmood buu igu tuujiyay labo goor.