Page 2 of 2

Re: 6 die including puntland askar for food

Posted: Mon Jun 11, 2007 11:06 am
by Niya
Ina-Baxar, Ilaahay ayaa Cimiile ka dhigay nin rag ah kow dheh and if I support him, he is my tol dee! BUT please provide the quotes or the forum page where I was supporting Cilmiile specifically on the Qamadi issue? Proof please.

Re: 6 die including puntland askar for food

Posted: Mon Jun 11, 2007 11:12 am
by Ina Baxar
Niya , specifically on the qamadi thread , horta taas ma hayo Laughing
Laakiin dee haddu tolka yahay , ummada Ilaahay ka qaban kariwaydeenee iska adkaysta .

Re: 6 die including puntland askar for food

Posted: Mon Jun 11, 2007 11:13 am
by DawladSade
[quote="Ina Baxar"]Waryee sadeboi , Majeertenka ama waloola noqda oo caaydisaa joojiya haddaad mareexaan tihin ama meesha lagu haysto yaanaan laydin ku arkin , it's very hypocritical of y'all Laughing[/quote]


ina baxar obviously darood waxaad ka ogtahay baa iska yar, berrigi hore mareexaanka laba waran ayay sidan jireen, mid ay majeerteen ku difaacaan iyo mid ay majeerteen isaga difaacaan..marka sxb anagu waxii naga dhex dhaca waa hawl anagu noo taal reer tol ayaanu nahay, lakin ogolaan mayno shisheeye inuu reer tolka soo dhex galaa Cool

Re: 6 die including puntland askar for food

Posted: Mon Jun 11, 2007 11:20 am
by Ina Baxar
Dawladsade , don't try to find excuses to cover up your fuc.ked up mind.
Ama walaalo noqda ama cadow noqda , wax u dhexeeya ma jiro addunkan !!!

Re: 6 die including puntland askar for food

Posted: Mon Jun 11, 2007 11:22 am
by DawladSade
and i tell you again darood waa nation, uma baahna colaadahiisa inuu qarqariyaa because waa laangaab u baahan hal waji, ma somaliland oo kale baad rabtiin inaan noqono xin iyo cuqdad ka dhex abuurantahay, maalinba sida loo joogo is rifaya hadana isku celinayo sida maalin kale usoo shaac baxdo Laughing Laughing

war anagu iyo reer tolkay si fiican baan hadalka ukala saarnaa dabeedna shaaxa iyaan isla cabnaa Cool

Laughing Laughing

Re: 6 die including puntland askar for food

Posted: Mon Jun 11, 2007 11:28 am
by biko
[quote="Niya"] Darn, I wish I could get obsessed about another clan, but too bad I don't see any reason to be envious or jelous of any.[/quote]
_______________________________________________________________________________________________________


i guess you are too good for somali clans now that you are a tigre citezen.. Laughing

Re: 6 die including puntland askar for food

Posted: Mon Jun 11, 2007 1:51 pm
by sadeboi
ina baxar...oo kaley majeertaan waan is dhilna waana is ceyna...lakiin meel irir oo dhan isku timid sey u ceeyso maxaa aniga iga rabey dhifaac walaalkey????? bal caqligaad is eeg..anako DAROOD isla ah baad igu tiri maxaad u soo gashey meesha lagu heysta majeertaan.....oo irir oo dhan u istaagtey ceydooda Laughing Laughing Laughing aduun