[quote="DawladSade"]even reer Xamarka baa Cambuulo ka faano, Xamud remember
Diiqa maxuu la dhuudhuusa cambuulo cunow lee waa

[/quote]
Oo Muufada iyo Bajiyaha maxaa laga sameeyaa marka
Quullese yaa Bani Aadam kale ah oo cuna, it grows wild every where yet no one eats it. Unless there is famine ofcourse.