Waryaa saan haddaa ku socotiin ayaan dhoow kastuumoyinkiina dadka tuseysaan wallahi.
Shaatiyasha iyo macawisaha intey sheekada mareeyso waa roontihiin lakiin fadlan bal intaas
uun hoos ha uga sii degina, oo wixii dhar cali fallax iyo kastuumo ah yey armaajada soo dhaafin.