Page 2 of 3

Re: Hablaha uk , waxaan idin idhi

Posted: Tue Jun 19, 2007 9:36 am
by Qumanyoo
waar waa luguu dhig dhigay... Laughing inanta dhagayso oo sii fiican oo sharaf le u sii soco..
wa ku kaa ...fariidsanaa ... dhib xa inoo soo cegin ... ====>

Re: Hablaha uk , waxaan idin idhi

Posted: Tue Jun 19, 2007 9:37 am
by Ghetto_Faarax
O O O O O

woow Malitia woman ayaaba bedroomkii soo gashay iyadoo Nothing but Disco shoes xidhan, u u u God Bless tii ku dhashay Malitiaaay, kaalay soo dhawow

Re: Hablaha uk , waxaan idin idhi

Posted: Tue Jun 19, 2007 9:38 am
by Qumanyoo
warya hablaha dhaaf

Re: Hablaha uk , waxaan idin idhi

Posted: Tue Jun 19, 2007 9:39 am
by Malitia-Gyal
Kan yara yaa inaga fadhisiyo

cirkaa ayad maraysaa.. soo dheeg

Re: Hablaha uk , waxaan idin idhi

Posted: Tue Jun 19, 2007 9:41 am
by Ghetto_Faarax
Malitia i feel like inay-nu labadeeno History dheer isla leenahay, crazy feeling walahi, maba ogi xaguu iga soo galey, anyway, waxaan ku idhi ka waran me you iyo evening yaroo aynu share gareyno

Re: Hablaha uk , waxaan idin idhi

Posted: Tue Jun 19, 2007 9:45 am
by Malitia-Gyal
Walahi kulahaa. Laughing
Jamacoow walaal, nac-nacda badan intaad iska deysid, Nin sharaf leh iska dhig. Fahamtu?

Re: Hablaha uk , waxaan idin idhi

Posted: Tue Jun 19, 2007 9:47 am
by Ghetto_Faarax
Malitia Xagan iga daawo anoo Live ah, http://www.youtube.com/watch?v=cnIFx2lXjwI

ka waran styleka

Re: Hablaha uk , waxaan idin idhi

Posted: Tue Jun 19, 2007 9:49 am
by Malitia-Gyal
Alaah ku qadyeey yanaan ku oron

Re: Hablaha uk , waxaan idin idhi

Posted: Tue Jun 19, 2007 10:18 am
by TUUG4LIFE
MAN FINKS HIS R KELLY SPITTIN DEM KINDA LYRICS

Re: Hablaha uk , waxaan idin idhi

Posted: Tue Jun 19, 2007 2:12 pm
by bham's_beauty
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing WALAHI THATS SOME FUNNY SHIDH

Re: Hablaha uk , waxaan idin idhi

Posted: Tue Jun 19, 2007 4:15 pm
by **weezy**
YOUR AFFF SOMALI IS ON POINT...... SIR

Re: Hablaha uk , waxaan idin idhi

Posted: Tue Jun 19, 2007 6:11 pm
by SPLIF!MAN
joe - more and more

somali remix! rascit!!!

Re: Hablaha uk , waxaan idin idhi

Posted: Tue Jun 19, 2007 6:37 pm
by **weezy**
RANDOM

Re: Hablaha uk , waxaan idin idhi

Posted: Tue Jun 19, 2007 8:11 pm
by Habar Awal
"googarada upside down kaaga saaro"

lmao

Re: Hablaha uk , waxaan idin idhi

Posted: Tue Jun 19, 2007 10:45 pm
by miss_unique87
that was some funny shit wallahi, I ive you the thumbs up wallaal, your somali writing is pretty good Smile