Page 2 of 5
Re: ARMY FROM GEDO HEADED TO KISMAAYO, AFTER ABSAME TERRORISTS
Posted: Thu Jun 21, 2007 8:31 am
by Boqor__Daarod
Re: ARMY FROM GEDO HEADED TO KISMAAYO, AFTER ABSAME TERRORISTS
Posted: Thu Jun 21, 2007 8:32 am
by Hyperactive
Maya my bad romours says they are 8 milions

Re: ARMY FROM GEDO HEADED TO KISMAAYO, AFTER ABSAME TERRORISTS
Posted: Thu Jun 21, 2007 8:32 am
by adanboy
militia in the Shabeelada Hoose should do some thing now.its in their intrest,they will be next target.they are now in strategic place towards Jubboyinka, should the ethiopians participate.And OGs should stay out of this no matter what,.are they stupid to die for Ethiopias agenda???

Re: ARMY FROM GEDO HEADED TO KISMAAYO, AFTER ABSAME TERRORISTS
Posted: Thu Jun 21, 2007 8:32 am
by new-york23
the terror card is old and over played..even bush doesnt use it anymore.

now its the job of every broke third world country warlord to shout it out,but it falls on def ears.

Re: ARMY FROM GEDO HEADED TO KISMAAYO, AFTER ABSAME TERRORISTS
Posted: Thu Jun 21, 2007 8:33 am
by DawladSade
Re: ARMY FROM GEDO HEADED TO KISMAAYO, AFTER ABSAME TERRORISTS
Posted: Thu Jun 21, 2007 8:33 am
by Hiiraan boy
gt the fuk outa here
ogaden are not 6 million
somali galbeed dadka dhagan baa 6 million gaaraya
and not only ogaden live in somali galbeed. kumanaan other qabiils live there.
Re: ARMY FROM GEDO HEADED TO KISMAAYO, AFTER ABSAME TERRORISTS
Posted: Thu Jun 21, 2007 8:34 am
by Boqor__Daarod
[quote="new-york23"]the terror card is old and over played..even bush doesnt use it anymore.

now its the job of every broke third world country warlord to shout it out,but it falls on def ears.

[/quote]
it worked for abdullahi yusuf

Re: ARMY FROM GEDO HEADED TO KISMAAYO, AFTER ABSAME TERRORISTS
Posted: Thu Jun 21, 2007 8:35 am
by Hyperactive
DS inadeer into diga kugu ki'in mad taktid o dagalan tid?
walle fadi ku dirir wad ku wareri.
Re: ARMY FROM GEDO HEADED TO KISMAAYO, AFTER ABSAME TERRORISTS
Posted: Thu Jun 21, 2007 8:35 am
by zackabdul
DS,
sxb your funny wallahi

.. MR are finally getting with the flow.. you guys found out how useful the word "terrorist" can be huh?
Re: ARMY FROM GEDO HEADED TO KISMAAYO, AFTER ABSAME TERRORISTS
Posted: Thu Jun 21, 2007 8:37 am
by Hiiraan boy
dawlad waxaas maxa waaye
i thought merehan were xoogaga kacdoonka ee kismaayo
maxa waaye "terrorist card" ka hadlaysid??
Re: ARMY FROM GEDO HEADED TO KISMAAYO, AFTER ABSAME TERRORISTS
Posted: Thu Jun 21, 2007 8:37 am
by DawladSade
Re: ARMY FROM GEDO HEADED TO KISMAAYO, AFTER ABSAME TERRORISTS
Posted: Thu Jun 21, 2007 8:40 am
by DawladSade
hiiraan, i am not calling "wadaado" terrorists, i'm calling the fake wadaado supporting the men who brought ethiopia to bomb them in the name of qabiil.
.Abaabul Ciidan oo difaaca Magaalada Kismaayo oo ka socda gobolka Gedo
Posted by Abu-raas
Thursday, June 21 @ 03:10:54 PDT
Topics Wararka aanu ka heleyno gobolka Gedo ayaa xaqiijinaya in abaabul ciidan ay ka socoto dhamaan degmooyinka gobolka Gedo. Abaabulkaas oo looga dan leeyahay difaaca Kismaayo oo xiisadeeda colaadeed ay cirka isku shareertay
Labada ciidan ee ka wada tirsan DFKMG oo isu jira abaaro ka yar 1 km ayaa lagu soo waramayaa in uu sahankoodu ay isu muuqdaan. Ciidan aruuris xoogan ayaa ka socda Kismaayo yo guud ahaan gobolka Gedo ka dib markii kooxo hubaysan oo ka soo jeeda Absame uuna horkacayo xildhibaan ka soo jeeda beesha Absame, oo loo malaynayo inay xoojin doonaan beesha Harti ay soo gaareen deegaanka Jilib iyagoo ka soo kicitimay Degmada Bu'aale
Gobolka Gedo ayaa xiisadiisu kacsan tahay ka dib markii ay soo baxday in beelaha is kaashaday ee Kablalax ay damacsan yihiin inay guluf colaadeed ku qabsadaan Kismaayo.
Magaalooyinka Baardheere iyo Ceelwaaq , tuuada Garileey iyo Faafaxdhuun ayaa abaabulkaasi uu ka socdaa iyadoo Col Barre Hiiraale uu halkaasi uu abaabul ka ciidan ka wado.
Col aruursigaan ayaa ah mid lagu looltamayo gacan ku haynta marsada Kismaayo.
Abu-raas
Nairobi
Re: ARMY FROM GEDO HEADED TO KISMAAYO, AFTER ABSAME TERRORISTS
Posted: Thu Jun 21, 2007 8:40 am
by Hyperactive
DS wah ad o areysan mad o egtahay, balse i sheeg what is going on back home. anigu wa ka dago la'ahay.
if not ONLF wipping Ethiopian, waha kale war oma hayo.

Re: ARMY FROM GEDO HEADED TO KISMAAYO, AFTER ABSAME TERRORISTS
Posted: Thu Jun 21, 2007 8:41 am
by zackabdul
The midget Afgadud is running the show and I think he turned he turned suicidal after Abdullahi fired him.

Re: ARMY FROM GEDO HEADED TO KISMAAYO, AFTER ABSAME TERRORISTS
Posted: Thu Jun 21, 2007 8:42 am
by DawladSade
[quote="zackabdul"]The midget Afgadud is running the show and I think he turned he turned suicidal after Abdullahi fired him.

[/quote]
wallahi it seems so, yesterday he and his guards moved 10 km away from buulogaduud towards xamar and now he takes in terrorists help, wuu baqtiyey kaasi
