Page 2 of 2
Re: 26 JUNE INDEPENDENT STATE OF SOMALILAND
Posted: Tue Jun 26, 2007 4:36 am
by DR-YALAXOOW
waa been 34 nation inay aqoonsadeen 26 juun waqooyiga xuriyadiisa.
1 july ayaa somalia markii ay somalia labadeedii gobol mid noqdeen ayey somalia member ka noqoto united nations.
xitaa dunida oo dhan waa laga ogaaa 26 juun xureyadii gobolada waqooyi in 4 maalmood ka dibna somalia south ay isku darsamayaan oo ay dhisayaan somali republic.
Re: 26 JUNE INDEPENDENT STATE OF SOMALILAND
Posted: Tue Jun 26, 2007 10:09 am
by Padishah
That was the proof?

Re: 26 JUNE INDEPENDENT STATE OF SOMALILAND
Posted: Tue Jun 26, 2007 10:16 am
by Ina Baxar
Dr Yalaxow , adigu hadal garan maysidee waa adiga hubkaagi Tigreega u dhibtay markaa bal dib uinooga yara fadhiso niyoow
Re: 26 JUNE INDEPENDENT STATE OF SOMALILAND
Posted: Tue Jun 26, 2007 10:18 am
by Hyperactive
looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool ina baxar. Isku somali baynu nahay.lol
Re: 26 JUNE INDEPENDENT STATE OF SOMALILAND
Posted: Tue Jun 26, 2007 1:04 pm
by DR-YALAXOOW
tigree waxa xamar ka heeysa waa ogtahee sxb.
tigree wuxuu amaan ku helaa hargeysa not mogadishu. hargeysa tigreega meeshuu rabuu ka maraa.laakiin xamar tigree meeydkiisa ayaa wadooyinka lagu jiidaa ,har iyo habeen hurdo waa loo diidey.
soon o later tigree waa iska ordayaa.
xamar markaan tigreega ka saarno hargeysana waan ka saareynaa inshalah.
Re: 26 JUNE INDEPENDENT STATE OF SOMALILAND
Posted: Tue Jun 26, 2007 2:14 pm
by The_Emperior5
maxaad ka saariii
adiigi baan diinii laga saaray eeh
this guy is the most craziezt hawiye i ever have seen
state of somaliland was recognized bye 34 states of the un and then they joind Somalia
hey yalaxow u wanne join somaliland now and days