somalida Minnesota specially in Minneapolis
Waar waa nagu wareeriseen xayaysiiska MN, si fiican yaa iiga sheekayn kartaan?
Runtii dad family ah baa raba in ay MN u guuran, lakiin US Sharci ah ma haystaan
Europe ayay ku noolyihiin......
Bal ka sheekeya sida warqada shaqada loo heli karo?..run miyaa somalida MN xariifin weeyan marka work permit way ku sameeyn karaan?..sida ugu easy ah noo sheega....
PM ..ka iigu soo dira information, ma rabo in FBI ka faa iideysato somali sharci stylka.
