Page 2 of 3

Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay

Posted: Sun Jul 08, 2007 6:42 pm
by DawladSade
actually dhubahante try to claim wagardhac saying they are really "lost cali geri" Laughing Laughing

Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay

Posted: Sun Jul 08, 2007 6:42 pm
by Sadaam_Mariixmaan
Bah Darawiish Cool

Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay

Posted: Sun Jul 08, 2007 6:45 pm
by WACAYSA IS GALE
DAWLAD ITS VISE VERSA WAGARDHAC CLAIMS DHULOS ARE LOST WAGARDHAC AND DHULOS CLAIM WAGAR DHAC ARE LOST DHULOS.

SAME WITH DUDUBLE.

Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay

Posted: Sun Jul 08, 2007 6:45 pm
by DR-YALAXOOW
duduble too waxaa ku jrta jufo la yiraah dhulbahante waaye ama dhulbahante jufo ku jirto la yiraah waa duduble.

waa jufada uu ka dhashey abdi bile abdi waaa duduble asalkooda .

Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay

Posted: Sun Jul 08, 2007 6:46 pm
by Hiiraan boy
war wagerdhac iyo dhulbahanta waa habargidir

Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay

Posted: Sun Jul 08, 2007 6:47 pm
by DR-YALAXOOW
horta xiligii siyaad bare qabiilka wagardhaca dadka oo dhan waa ogaayeen inaysan MAREEXAAN aheeyn oo lagu soo darey mareexaanka.

waligeey waa maqli jirey,,, war waxa waa WAGARDHAC maaha mareexaaan rasmi ah waa sheegato.

haye mareexars ka warama arintaas maxaa ka jira???

Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay

Posted: Sun Jul 08, 2007 6:47 pm
by WACAYSA IS GALE
DR LOL YOU RIGHT DHULOS AND DUDUBLE MARKASTAN ARKA THEY CALL EACH OTHER INADEER AND CLAIM DHULOS OR DUDUBLE IS THE OTHER LOOOOOOOOOOL

Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay

Posted: Sun Jul 08, 2007 6:49 pm
by DR-YALAXOOW
xawaaadle and leeylakase labadaas niggger mid baa soo baxsadey. midma midka kale waa sheegtaa!!!

Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay

Posted: Sun Jul 08, 2007 6:56 pm
by DawladSade
[quote="DR-YALAXOOW"]horta xiligii siyaad bare qabiilka wagardhaca dadka oo dhan waa ogaayeen inaysan MAREEXAAN aheeyn oo lagu soo darey mareexaanka.

waligeey waa maqli jirey,,, war waxa waa WAGARDHAC maaha mareexaaan rasmi ah waa sheegato.

haye mareexars ka warama arintaas maxaa ka jira???[/quote]


waa wax wareersan kan Laughing Laughing

gabaygaan 1933 cabi galayax baa tiri gabaygaan isagoo xooga mareexaan ku faanayo Laughing

[quote] Marreexaanka guudkiisa kore, gebi ahaantiisa
Gadiid iyo Wardheeriyo intii, Wagardhac loo gaaro
Gacal iyo Qumane Celiga oo, gaballo waaweyn ah
Iyo niman Galeelleey dhashoo, goomman baa jira’e
Ganbalaali dhacay meel dagaal, la isku gaagbeelay
In kastoy colkii hore gabeen, nagama gaabshaane
Anna Gaalkacyaan qabanayaa, gugakan maanta ahe
Guubaabadii baan ka tirin, gabayadaydiiye[/quote]

http://www.golkhatumo.com/Galayax.htm


waa joke, wagardhac are the only mareexaans still living around gaalkacyo, sacadka iyo cumar maxmuud bay la dagaan marka maba arkaan mareexaan, hadii ciday yihiin la waydiiyana faankooda weeye they will say wagardhac, way dad dagaal iyo kibir isku darsaday Laughing

my grandma is wagardhac and even today she calles herself "maxamed darood" baan nahay (maxamed is wagardhac's name) we are equal to mareexaan bay kibir ka gaareen Laughing Laughing

Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay

Posted: Sun Jul 08, 2007 6:57 pm
by WACAYSA IS GALE
http://www.somalinet.com/exit/?exit=htt ... g_a4-5.gif

I WOULD SAY XAWDLAHA CAUSE THEY ARE NOT ON THE HAWIYE LIST MISE WAA LA ILAWAAY BERIGI WEBIGA SHABELE DARWISH CAMANDER CAGADHIIG KA BUXSHAY OO YAXAS KA DHARJIYEEY.

WALE YAXAS BADAAN WAA UU DECEYEEN. Laughing Laughing Laughing

Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay

Posted: Sun Jul 08, 2007 7:16 pm
by DR-YALAXOOW
dawlasade so wagardhac aint mareexaans they are brother of mareexaans( maxamed darood and sade darood)is like xawaadle is MAAYLE SAMAALE BROTHER OF irir samaale.

waa iska caadi soomalida waa is wada sheegataa.

like carab saaalax yiraahdaan waxaan nahay meheri ismaaciiil ..odaygii qaxootiga ahaa ee darood yemen ka yimid wlaalkiis?

bal nin isagiiba geed korkiisa laga helay goormuu walaal yeelanaayey yaab badanaa Confused Confused

Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay

Posted: Sun Jul 08, 2007 7:17 pm
by Hiiraan boy
[quote="DR-YALAXOOW"]

bal nin isagiiba geed korkiisa laga helay goormuu walaal yeelanaayey yaab badanaa Confused Confused[/quote]


Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay

Posted: Sun Jul 08, 2007 7:19 pm
by DawladSade
[quote="DR-YALAXOOW"]dawlasade so wagardhac aint mareexaans they are brother of mareexaans( maxamed darood and sade darood)is like xawaadle is MAAYLE SAMAALE BROTHER OF irir samaale.
[/quote]

no you idiot,akhriska miyaa kugu adag wagardhac is maxamed amaanreer (mareexaan) but they call themselves for fun "maxamed darood" xoogooda bay ku faanayaan, saying mareexaan bay la barbardhigan yihiin in terms of power and worth

somali way is sheegataa waa iska caadi ku lahaa, mindhaa idinkaay waxaas dhaqan idin tahay, hawiye maba jiro wax la yiraahdo lakin sxb mareexaan cid la sheegto maaha, abtirsi baa qoran meesha

Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay

Posted: Sun Jul 08, 2007 7:20 pm
by WACAYSA IS GALE
AQLIGU HALKU KAGA JIRA

THEY SAY OUT OF KIBIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIR.

MEHERI CAME LATER AFTER HIS BROTHER.

CHEERLEADER WE ARE WAITING FOR THE SHOW.

Re: war merehanka ma hawiya kali ba dhalay

Posted: Sun Jul 08, 2007 7:23 pm
by DawladSade
[quote]AQLIGU HALKU KAGA JIRA

THEY SAY OUT OF KIBIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIR.[/quote]

akhriski baa dhib ku noqday Laughing Laughing