Page 2 of 3

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 12:41 pm
by Fale
Hiiraan

Hadii qof ku yiraahdo qabiil hebel baan kala aqaan subclankooda, ma isla qabiilkaas unbaad u qaadan inuu qofkaas ka mid yahay.

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 12:44 pm
by Dhaga Bacayl
[quote="Ina Baxar"]Waar nimanyow , "character assassination campaign" -kan lagu hayo Kambuli ha laga daayo.
Marna cid aaney ahayn baad ku sheegteen , haddana fadeexad baad ku waddaan markaa sidan si dhaanta ha loola dhaqmo , haddi kale waa la iska dhex baxaya walle !! Laughing[/quote]



Don't yiou have to have a character before assassination can take placed?



Walee islaanta confused baa ku dhacay.

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 12:47 pm
by Ina Baxar
War hadda hooy , miyaad ii daynaysaan gabadhaa, boqol jeer idinku celcelin maayo hadalkaas ee Laughing

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 12:51 pm
by kambuli
Dhaga,

Yaab...Wax cusub maaha, qof akhlaaqda ka dhintey oo golahan ka caytama...

Golaha dadka ku jiraana waa ogyihiin inaad kaadib tahay...Another Ciilqabe...!! OO naag baa caruur leh naf ka dhigtey...Meeshu liitaa badanaa Confused Mindhaa gurgaaga ayaad ka hadhashay.. Mindhaa you are one of different kids...Koley aqoon baad u leedahay hawlahaase...Somalidu waxay ku maahmaahdaa " love qof kasta love ayey mooddaa"" Ha ila qabsan bilaa edeb yahow bukaa...Uskag fowqal uskag...

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 12:53 pm
by DawladSade
Kambuli, kan Dhaga waa kii doraad lahaa oo Walawayn ileen deegaan weeye, anigu ceey baan u malayn jiray...gebiba waa gabax kuwaani Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 12:56 pm
by kambuli
Dawlad,

Waa qof shishey u buka...Yaa daweyn kara qof buka oo cudur aan dawo lahayn oo ciil la yidhaahdo qaba...Bal maxaa soo dhex geliyey? Waa wax urey walaahay oo aan shaqo xurmo kullahayn...

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 12:59 pm
by DawladSade
Iddoorka sidi shinni bay kugu yacaan tallaw maxaad ka haysataa Laughing Laughing

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 1:02 pm
by kambuli
Not all of them but some dirty ones like this idiot...Garan waayey waxa aan ka wato Cool

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 1:03 pm
by kambuli
double post

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 3:01 pm
by Dhaga Bacayl
[quote="Ina Baxar"]War hadda hooy , miyaad ii daynaysaan gabadhaa, boqol jeer idinku celcelin maayo hadalkaas ee Laughing[/quote]


Saaxiib kuu daayayye laakiin bal iska ilaali wixii aan caafimaad ahaynaba waa lakaa qaadaa baa yidhi...gabadha xaalkeedu ma fiicnaa. Smile

Kambuli,

This is just the cyber wolrd sister waxaba ha is xiijin. You're who you're. have a koob shaaha oo caano leh caruurtana ha dafirin yaanay caasiyiin kugu noqone. Smile



BTW, i don't debate with home grown faqash...you can go to hell.



Dawlada,



I really thought walaweyn and san gadhuudhi were the same. Are you one of those?

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 3:16 pm
by kambuli
Dhaga, quote " BTW, i don't debate with home grown faqash...you can go to hell."

Now people can understand you. Laughing What a sick person...War maxaa ikaa daba dhigey? Maana kula hadlay?

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 3:22 pm
by Dhaga Bacayl
[quote="kambuli"]Dhaga, quote " BTW, i don't debate with home grown faqash...you can go to hell."

Now people can understand you. Laughing What a sick person...War maxaa ikaa daba dhigey? Maana kula hadlay?[/quote]




I'm proud Somalilander who hates home grown faqash. There is no secret about sis. Anigu dadka kolba koodh nooc kala uma soo xidho. Smile



BTW, how is VA?

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 3:36 pm
by Ina Baxar
Dhaga Bacayl don't stoop that low saxib .
My sense is if you knew her on a personal level , waad ka xishoon lahayd .
Waxyaalo aan la isku eegin baa jira. Adiga afka la soo galay iyadoo qof kale iska ridaysa . We've been down this road already .Public arbitrary trial without providing an ounce of evidence supporting your allegations WAA XAARAANTA ugu weyn ee faqashta lagu sheegi jiray , who's the faqash here?!!
Amaan iska siiya , waxay doonto ha noqoto .

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 3:44 pm
by Dhaga Bacayl
Ina Baxar,



Granted couz, I will leave Kambuli alone. no i don"t know her personally


Thanks dawg.

Kambul,



Walaal forgive me...I didn't mean it like that. It was a simply joke gone too far. Sorry sis...and I mean that.

Re: kambuli

Posted: Fri Aug 31, 2007 3:46 pm
by Ina Baxar
Caynka weeye inadeer , waan ka baxay aniguna , have a good week end everybody.