Page 2 of 2

Re: Pictures of hargesa and sheiks Sl

Posted: Tue Sep 11, 2007 2:31 pm
by COSTA
You guys can take Muzika Man he is pro Somaliland and give this guy to Wanlaweyns :lol:

Re: Pictures of hargesa and sheiks Sl

Posted: Tue Sep 11, 2007 2:33 pm
by LiQaaye_TDH
[quote="COSTA"]You guys can take Muzika Man he is pro Somaliland and give this guy to Wanlaweyns :lol:[/quote]

:lol: :lol:

Ms Musica Man The most annoying fuker on the Net....

Re: Pictures of hargesa and sheiks Sl

Posted: Tue Sep 11, 2007 2:36 pm
by wadaniweyn1
i am dedicating this post to ina bah xaar and the habar awal clan as awhole welibaa beesha sacad muse :) :)

Maxamed Nuur Fadal

Maxamed Nuur Fadal 1930's. Geelii Indha Badane ee Ogaadeen ka dhacay Sacad Muuse ayuu ka tirshey gabaygan isagoo Kenya ku sugnaa abwaanku.

1. Waa lagu dhintaa geel ninkii dhaqo yiidhaahdawe
2. Waa dheeman iyo luul ku jira dhib iyo laystaane
3. Dhayal iyo ciyaar looma helo dhug iyo aar laaye

4. Iyadoo Dhamaysay fadhida dhagaxa guudkiisa
5. Iyadoo dhimbiilaha sare iyo Hawdka kor u dhaaftay
6. Iyadoo xeeryaha looga dhigay qaydka dhiniciisa

7. Iyadoo markaa wada dhashood dhaan la furay moodo
8. Dhufaankeeda iyo aarnaka oo dharabka loolaaya
9. Iyadoo baruur dhaabantay oo kurusku dheeraaday

10. Marku dhalmo kibirkii durduro dhagac ka soo siiyay
11. Ogaadeen intuu dhacay ee u dhaanto daba qaaday
12. oo baarqabkii nirgaha dhalay dhaafi kari waayay

13. Oo dhinac ka eega iyo kalgacal dhuunta ka higooday
14. Dhal jacayl daraadi kolku dhuunta galinaayay
15. Oo micida dhumacsatiyo dhoosha ka ciisiyay

16. Oo doobta lama dhawrsadee galawga dhiileeyay
17. Oo dhibida labadiisa qaar dhiinmay midabkiisu
18. Dhagtoo loo sargooyiyo Dawaad dhuxul la moodaayay

19. Goortu dhareerka iyo xumbada mariyay dheegiisa
20. Isagoo dhinbill raydab iyo dhuuga sare moodo
21. Dhan-u-heegga laafyaha marku dhebel u qaadaayay

22. Dhirifka iyo cadhadii kolku dhiraha laynaayay
23. Oo dhibida dheega iyo kalyaha dhiig iskaga yeelay
24. Waa dhidibka geelee marku dhudi shaxeexaayay

25. Dhangadaha kolki dhabiga madhan dhawda laga saaray
26. Dhawnbirkii Ogaadeen marku dhaanta daba qaaday
27. Ee ololka dhacadiidisaad dhicin lahaydeene

28. Dhar caskii magaalada iyo dilaal dhuuntay baa wadaye
29. Hadii Habar Xabush laga dhaciyo dheega Habar Yoonis
30. Ama dhalantidii Ciidagale lama dhaqaajeene 8) 8)

31. Dhiig cabayadii baan lahayn dhagartu saarnayde :( :(
32. Dhurwaaga hilbaha cuni lahaa bil iyo dheeraade
33. Haday dhonbirkoodi sitaan Arab ma dhaafteene :D

34. Dhiirrida Ayuub kama tagteen sidigta dhaameele
35. Dhamaan Ciise Muusan nin ogi sii dhex mariyeene
36. Idinka marki laydin dhacay soo dhan booqsadaye. :( :(

37. Waligiinba dhoomaha Isaaq dheg uma noolayne :( :( :(
38. Dhalool yahay dhankiinaa Khaligu iiga soo dhacaye :( :( :(
39. Dhankaad naga xigtaan bay wadnaha dhooli mood ahaye :( :( :( :( :(

40. Goormaydin shisheeye iga dhicin ii dhaabacanaaya :( :( :(
41. Dhibid ma laha awrkii yaraan lagu dhufaanaaye :lol: :lol: :lol: :lol:
42. Haduun baad dhaar xoog leh iyo dhiiri barateene
43. Irbad dhuub ma galisaan afkuna waa idin dheeryahaye :lol: :lol:

Re: Pictures of hargesa and sheiks Sl

Posted: Tue Sep 11, 2007 2:43 pm
by wadaniweyn1
[quote="LiQaaye_TDH"][quote="COSTA"][quote="LiQaaye_TDH"]Wadani Great Gabay You Produced there.....[/quote]

You said the guy is sheegato and now you agreeing with him :lol:[/quote]

They Guy is my Brainwashed Cousin :lol:[/quote]
:shock: :shock: :shock: :shock: :shock: :shock: :shock: :shock: :shock:

bro stop helusinating cos ur the one brainwashed into thinking there is such thing as somaliland :lol: :lol: anigu i'ma realist 8) that means unlike you i'm not delusional or deranged so i can think str8 8) :lol:

Re: Pictures of hargesa and sheiks Sl

Posted: Tue Sep 11, 2007 4:57 pm
by Phd in naago kudis
to all habar jeclos

no hard feelings

just coz these 2 place are being bigged up

and your folks dont live there

it seems as you guyz are bit of haterz

Re: Pictures of hargesa and sheiks Sl

Posted: Tue Sep 11, 2007 5:43 pm
by couldublvd
[quote="wadaniweyn1"]i am dedicating this post to ina bah xaar and the habar awal clan as awhole welibaa beesha sacad muse :) :)

Maxamed Nuur Fadal

Maxamed Nuur Fadal 1930's. Geelii Indha Badane ee Ogaadeen ka dhacay Sacad Muuse ayuu ka tirshey gabaygan isagoo Kenya ku sugnaa abwaanku."

Waar hooyadaa nacalaa ku yaal eh Bi-tch ass Faqash foqal faqash don't utter my awoowo's name from your filthy Bi-tch ass mouth....Reer Isxaaqna afkaaga ka jeedi.....Mothafucca to you, we are one and we are one front to be reckoned with......Wish your soft faggoty as-s was near me, I would slap the taste outcha mothafuccin mouth.... Xoolo fowqal xoolo.....

Re: Pictures of hargesa and sheiks Sl

Posted: Tue Sep 11, 2007 5:46 pm
by Phd in naago kudis
couldublvd

well said

most habar jeclos wont distance them self from this person

for some reason

Re: Pictures of hargesa and sheiks Sl

Posted: Tue Sep 11, 2007 6:19 pm
by wadaniweyn1
Maxamed Nuur Fadal

Maxamed Nuur Fadal 1930's. Geelii Indha Badane ee Ogaadeen ka dhacay Sacad Muuse ayuu ka tirshey gabaygan isagoo Kenya ku sugnaa abwaanku."

Waar hooyadaa nacalaa ku yaal eh Bi-tch ass Faqash foqal faqash don't utter my awoowo's name from your filthy Bi-tch ass mouth....Reer Isxaaqna afkaaga ka jeedi.....Mothafucca to you, we are one and we are one front to be reckoned with......Wish your soft faggoty as-s was near me, I would slap the taste outcha mothafuccin mouth.... Xoolo fowqal xoolo.....

{quote} some sheegato biij.

madmadoobe n liqaaye ,,, get the nooze we have another sheegato in the house
and lets do wat we do best , hang dem sheegatos :lol: :lol: and muda fukka to
his moma tooo :D

phd in monkeynimo ,,, why would you wanna distants yourself from me ilaan awoowgeey wuxuu aha nimaanki nin quda oo ciise musa ah u dilay 62 qurjiile ahe ? :? :? :? :?

Taxanihii KITE fiqi bal aan sii wadno. Kite waakuwii colloobey walaalahooda NUUX, waatii Reer Daahir(HJ) iyo Ciise Muuse isku galeen meesha la yidhaahdo Rista-Looya. Waatii Kite u hiiliyey Reer Daahir ee uga hiishey Ciise Muuse. Qaybtan saddexaadna waxay ku saabsan tahay Kite oo u Hiilinaya Ciise Muuse oo uga hiilinaya DHulbahante.
Nin Abbaanduule ahaa oo la Odhan jirey Geelle Garoomeed oo Ciise Muuse ahaa iyo rag uu wato oo geel doona ayaa intay Habar Jeclo soo dhex mareen Dhulbahante galay. Dhowr jeer oo hore ayuu Geelle ku liibaanay duullaamo kuwaas la mid ah oo uu Dhulbahante xoolo uga dhacay.
Libtu maalinba nin bay raacdaaye duullaankii ugu danbeeyey Geelle iyo ciidankiisii waa lagu jebiyey isagiinna waa lagu diley.

Kite Fiqi oo markaas Xeeb iyo Guban jirey ayaa warkii soo gaadhay. Kite waxaa nimankii warka sidey u sheegeen Afarey uu tirshey nin la odhan jirey Samatar Rogane oo ka mid ah nimankii dhulbahante ee laayey Geelle iyo ciidankiisa kaasoo ay ka mid ahaayeen;

Wallee reer Isaaq kama bogsado burunjidii Geelle
Wallee baaba'aan maanta baday beerku ledimaayo
Boqol sano wallee sooma dego banankan Tuur-Uuska

Kite gabaygaa intuu ka xanaaqay ayuu col humay.Wuxuu yidhi Kite

Inkastuu is gumeysto
Ama uu is garaaco
Isaaq guudka sareeto
Aniga iiga gudboone
Haddaanan Geelle u aarin
Oo warmahayga guduudin
Duul gumaan ka dhashay.

Dhulbahante colaadi ma dhex ool Kite jilibkiisa isla markaana way dhaleen. Dhulbahante ma filayn in kite oo ay dhaleen Ciise Muuse uga hiilin doono. Kite oo dareensan arintaas ayaa habeenkii la dul fadhiyey oosha la gebagabaynayey ayaa colkiisii faray inay yidhaahdaan WAR YAA GEELLE GAROOMMEED LAHAAYEEY, si loo garto halka ay ka duulayaan iyo ujeedada weerarkooda.
Waxa kale oo Kite faray colkiisii SOocane in ninkii ay magliga marshaanba yidhaahdaan AAR GEELLE.
Kite waa libeystey xoolo aad u badanna waa soo qaaday, 62 nin oo DhayLiqe oo abbaanduule caana ahaa ku jirana haadka ayay u wadheen.
Xoolihii uu qaaday wuxu lix habeen ku hayey CEELDHAAB, laba iyo toban habeenna Caynaba ayay dul joogtey. Markii xoolihii Dhulbahante ka daba iman waayey ayuu yidhi.

Ceeldhaab lalabihii haddaan lix ugu hoynaayey
Caynaba haddaan labiyo toban uga ladaabsiiyey
Dadku kala lafweynsane hadaan laayey Hagar Aadan
Oon Xaga-Garaad kula legdamay libin miyay seegtay

Lixkun iyo lag mooyee haddaan guluf ku leexeeyo
Senge laqana mooyee haddaan lugo ku soo duulo
Lufankiinna soo hadhay haddaan Laasane u daayo
Lafta Muuse kama dhalan haddaan garanta kaa laabo

Kite Fiqi (Alla ha u naxariistee) oo xoolihii uu gacanta ku dhigay faraskiisii dhexmarinaya ayaa haddana geeraaray oo yidhi;

Geelan baatirta weyn
Badankiisa la yaabay
Nirgii boodhka hurdaan
Nugaal hoose ku beermay
Candhadiisa Bullaasiyo
Burca taagan la moodo
Inteeroo boqollaalahoo
Balanbeelyo darmaana
Oo sida Biinta u duushoon
Bahday maanta u haysto
Boodow kaa celin maayo

Re: Pictures of hargesa and sheiks Sl

Posted: Tue Sep 11, 2007 6:25 pm
by Phd in naago kudis
wadaniweyn

that person is more isaaq than you wannabe 8)

Re: Pictures of hargesa and sheiks Sl

Posted: Tue Sep 11, 2007 6:43 pm
by wadaniweyn1
[quote="wadaniweyn1"]Maxamed Nuur Fadal

Boodow kaa celin maayo[/quote]

phd answer the question ^^^^ secondly i actually love ciise muse ppl wallahi but
sacad muse :down: :down: ciisse muse waa dad ficaan mostly and gob ah but the
sac sac musa are full of xaar :( :( i can't even believe you guys are related to them :)

Re: Pictures of hargesa and sheiks Sl

Posted: Tue Sep 11, 2007 6:47 pm
by Phd in naago kudis
wadaniweyn

i like all isaaq people

i got more habar jeclos in my family then sacad muuse

but still they are my tol 8)

and u cant choose your tol 8)

Re: Pictures of hargesa and sheiks Sl

Posted: Tue Sep 11, 2007 6:55 pm
by wadaniweyn1
^^^^^ agreeeeeeed 8)

Re: Pictures of hargesa and sheiks Sl

Posted: Tue Sep 11, 2007 6:57 pm
by King-of-Awdal
What ever u guyz do u may definately feed on each other just do me one favor and leave my reer abti the mighty sacad musa alone. 8)

Re: Pictures of hargesa and sheiks Sl

Posted: Wed Sep 12, 2007 12:51 am
by Madmadoobe
Wadani can't live unless he is on some qabiil's ass :lol: :lol: