Anigu shalay waxan idin idhi , Majeertenia ayaa u bahdilaysa nimankan dhulbahante si aan hore loo arag. Muxuu Afweyne uga soo reebay majeertenka bay idin la tahay?
Bal eega shalay waxa dhacday niman reer Koonfureed ah oo dhalinyaro ah baa soo galay Buuhodle iyagoo ku sii socda Konfur. Buuhodle ayaa lagu qabtay , lagu na xidhay.
Cadde Muuse , isagoon la tashan cid kale ba , wuxuu ku amray reer Buuhodle ina raggaa Ethiopia gacanta looga geliyo . Odayaashi dhulbahante waxay yidhadeen , war anagu darwiish ba la na yidhah , Soomaali baynu nahay , cidna Ethopia gacanta uga galin maynee , idinku qaata oo Garoowe la taga.
NEGATIVE!!! Ethiopia ayaa ba la wareegtay saldhigii Police-ka aha.
FAJAC!! reer Buuhoodle waaabay u qaadan la'yihin
Walle bah dilaaad ilaa iyoo bahdilaad kale bu majeertanku dhulbahante ula la soo galay .
Arrinta kale ee meesha ka socota waxaa weyee, Nin Harti ah oo markasii hore PUNTLAND laga soo casilay baa inoo yimid, oo tolkiis dagaalka ula galay.
Ma' anagaa ka erinay Puntland? NOPE!! Ma anagaa ugu yeedhanay SL? NOPE!!
Somaliland iyoo shicibkeenu, wax alle wax dan oo Harti u gashaa ba iska yar , orodoo haddaba timahan aad is rifaysaan meelahas la taga Hartiyey, inaad kolba inagu xoqataan baa caado idiin noqotee
