[quote="MJ-Pride"][quote="qardasay"]The enemies of Islam Somalidiid isaaqs and VS majerteen Traitors
both sworn enemies of the somali people who cares let them kill each other, it keeps them from fighting muslims.

[/quote]
1st Smart Hawiye That I have seen soo far. Why not run for Hawiye General. Hawiyes are inept in politics and badly need brain[/quote]
and oh by the way, here goes the neighborhood!Hahaa
Prof.Geeddi oo si deg deg ah ku amray in la sii daayo Gud. Maxkamada Sare iyo xariga Gudoomiyaha oo la sheegay in Madaxweynuhu amray
Prof.Geeddi oo si deg deg ah ku amray in la sii daayo Gud. Maxkamada Sare iyo xariga Gudoomiyaha oo la sheegay in Madaxweynuhu amray.
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi ayaa si deg deg ah u amray in Xabsiga laga sii daayo Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Dowladda Soomaaliya Mudane Yuusuf Cali Haaruun.
Kulan maanta Golaha Wasiirada ku yeesheen Magaalada Muqdisho uuna shir gudoominayay Ra'iisul Wasaare Geeddi ayaa lagu go'aamiyay in la soo daayo Gudoomiyaha Maxkamada Sare, isla markaana shaqada laga joojiyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee qaranka.
Warar la helayo ayaa iyana sheegaya in Xariga Gudoomiyaha uu amray madaxweynaha, taasoo maalintii shalay ay hoygiisa ka soo kaxeysteen Ciidamada Madaxtooyada oo Madaxweynaha beeshiisa ah.
Waxaa muuqata in wali Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha uu u dhaxeeyo loolan dhinaca Awooda ah, waxaana tani ay sii kordhineysaa khilaafka xoogan ee u dhaxeeya Labadan Mas'uul oo maalimihii u dambeeyay ahaa mid aan wanaagsaneyn.
Xariga Gudoomiyaha Maxkamada Sare Yuusuf Cali Haaruun oo dadka intiisa badan soo xasuusisay xiligii dowladii Maxamed Siyaad Bare ee dadka leysaga xiri jiray iyagoon aan danbi soo galin.
http://jowhar.com/news/index2.php?readmore=1797