[quote="Ina Baxar"]Lafo-lafo , waa waxaan la yaabay walle, gebigooguba "myth" bay ku nool yihin.
"We cannot unite Darood , coz we're 2 big"<--
" Soomaali waa dir iyoo darood"<--
Walle xaaraan ay ku midoowbaan mooyee , bal xalaal daroood wax ku dhista halkee lagu arkay ?
Dawladsade aqli Kiikuuyu gaan sheegayo waa adiga. Sheeko internet iyoo waxa dhulkeeni hooyo ka dhaca waa kala 2.
Halkuu jiraa maanta daroodku bal ii sheeg? Ceel yaroo Garbahaarey laga qoday ha ii keeninee, Mareexaan Puntland ma waxbuu ku leeyahay?NO!!
Ogadeen ma waxbuu ku leeyahay? NO!! dhulbahantihii baaba lagu haytaa maanta
Xaraantii Afweyne ka dib , ma wax kalood isku racdeen baa jira?[/quote]
You just proofed why we never talk about Somalia with Iddoor, corner yaroo gobol iyo jeex gobol ee koonaha shisheeye dalka ka degen tihiin, afaaraha somalia yaa kaa warsado yaase kuugu tago waa yaabe
shib dheh halkaana fadhi, either way you are "third wheel" when it comes to somali affairs hadaad iddoor tihiin, the people it primarily concerns ha ka hadlaan
