[quote="DawladSade"][quote="new-york23"][quote="DawladSade"][quote="new-york23"]dawladoow miyaad shirteen?
walee hadaad heshiseen meesha wax iima yaalo.

[/quote]
War qeyb baad ka tahay.[/quote]
dee ma maqal....hadaa iigu horeyso warkaan.

[/quote]
Doqonki Cagdheer, Jubbaland State aakhirkha Sade iyo Absame bay u dan tahay, Harti Kismaayo ay waxba ku lahayn bay u karkarayaan, deegaanka inagaa isla degno.

[/quote]
caada qaate ilkayaroow,jubbaland state anaa lehee martinimo ma igula joogi
