Page 2 of 5

Re: SOMALILANDERS EVERYWHERE MUST BE READY TO DEFEND THEIR COUNT

Posted: Wed Oct 24, 2007 3:21 pm
by LiQaaye_TDH
Jimciyada SNM ee Soyaal ee Gobolka Togdheer, are ready to send 4000 men already Laughing

Re: SOMALILANDERS EVERYWHERE MUST BE READY TO DEFEND THEIR COUNT

Posted: Wed Oct 24, 2007 3:22 pm
by LiQaaye_TDH
Maamulka Sare ee Jimciyada Sooyaal maanta kaga dhawaaqay Magaalada Burco inay diyaariyeen 4700 Mujaahid oo ka mida Dagaalyahanadii SNM kuwaasi oo u dhaqaaqi doona jiida hore ee Gobalka Sool.

Gudoomiyaha Xarunta dhexeSooyaal Xasan Cabdi Axmed oo maanta shir jaraa,id ku
qabtay Xarunta Sooyaal ee Gobalka Togdheer ayaa daboolka ka qaaday inay maamul ahaan diyaar ka yihiin Mujaahidiintii ka qayb gali lahayd, hawl galka Sugida Xuduudaha
Bariga Somaliland, balse ay farsamo ahaan u taalo Wasaarada Gaashaandhiga sidii loo sharciyeyn lahaa Ciidamada loogana hawl galin lahaa Jiida Gobalka Sool loona
qalabayn lahaa.

Shirkan Jaraa,id oo ay Gudoomiyaha Xarunta Dhexe kala qayb galeen Agaasimaha Guud ee Jimciyada Sooyaal Mahdi Nuur Maxamed, iyo Maxamud Cabdi Samatar oo ka mida Madaxda Xarunta Dhexe iyo weliba Gudoomiyaha Xarunta Sooyaal Gobalka Togdheer waxay shirkood Jaraa,id faahfaahin kaga bixiyeen qaybaha Ciidamada ay dirayaan oo ay ku sheegeen, siday hadalka u dhigeen Dagaalyahanadii dhinaca Farsamada, Ridayaal, iyo weliba hurin ka mida qaybta Caafimaadka ee Jimciyada Sooyaal.

Maamulkan Jimciyada Sooyaal waxay kale oo ay shirkooda Jaraa,id ku sheegeen inay
diiwaan gelinayaan Mujaahidiinta Sooyaal ay ka socoto Gobalka Togdheer, Saaxil,
Sanaag, iyo weliba Gobalka Hargaysa.

Geesta kalena waxa uu shirkan Jaraa,id ku soo beegmay xilli ay maalin uun ka hor
xafiiska Sooyaal Burco ku dhawaaqeen inay abaabul diyaar garow ka wadaan
Mujaahidiinta SNM,dhexdooda ee Gobalka u dhashay.

Re: SOMALILANDERS EVERYWHERE MUST BE READY TO DEFEND THEIR COUNT

Posted: Wed Oct 24, 2007 3:29 pm
by GENERAL_SNM
[quote="LiQaaye_TDH"]Maamulka Sare ee Jimciyada Sooyaal maanta kaga dhawaaqay Magaalada Burco inay diyaariyeen 4700 Mujaahid oo ka mida Dagaalyahanadii SNM kuwaasi oo u dhaqaaqi doona jiida hore ee Gobalka Sool.

Gudoomiyaha Xarunta dhexeSooyaal Xasan Cabdi Axmed oo maanta shir jaraa,id ku
qabtay Xarunta Sooyaal ee Gobalka Togdheer ayaa daboolka ka qaaday inay maamul ahaan diyaar ka yihiin Mujaahidiintii ka qayb gali lahayd, hawl galka Sugida Xuduudaha
Bariga Somaliland, balse ay farsamo ahaan u taalo Wasaarada Gaashaandhiga sidii loo sharciyeyn lahaa Ciidamada loogana hawl galin lahaa Jiida Gobalka Sool loona
qalabayn lahaa.

Shirkan Jaraa,id oo ay Gudoomiyaha Xarunta Dhexe kala qayb galeen Agaasimaha Guud ee Jimciyada Sooyaal Mahdi Nuur Maxamed, iyo Maxamud Cabdi Samatar oo ka mida Madaxda Xarunta Dhexe iyo weliba Gudoomiyaha Xarunta Sooyaal Gobalka Togdheer waxay shirkood Jaraa,id faahfaahin kaga bixiyeen qaybaha Ciidamada ay dirayaan oo ay ku sheegeen, siday hadalka u dhigeen Dagaalyahanadii dhinaca Farsamada, Ridayaal, iyo weliba hurin ka mida qaybta Caafimaadka ee Jimciyada Sooyaal.

Maamulkan Jimciyada Sooyaal waxay kale oo ay shirkooda Jaraa,id ku sheegeen inay
diiwaan gelinayaan Mujaahidiinta Sooyaal ay ka socoto Gobalka Togdheer, Saaxil,
Sanaag, iyo weliba Gobalka Hargaysa.

Geesta kalena waxa uu shirkan Jaraa,id ku soo beegmay xilli ay maalin uun ka hor
xafiiska Sooyaal Burco ku dhawaaqeen inay abaabul diyaar garow ka wadaan
Mujaahidiinta SNM,dhexdooda ee Gobalka u dhashay.[/quote]

Liqaaye General waarabe caade aka General_SNM,is takeing no part in this colonising expedition.

Re: SOMALILANDERS EVERYWHERE MUST BE READY TO DEFEND THEIR COUNT

Posted: Wed Oct 24, 2007 3:35 pm
by XidigtaJSL
Somalistan far baa ku gudan the nigga aint no Isaaq, he is one of them faqashboys who thinks he is



Somaliland is got a powerful army, a strong economy and an army of patriots everywhere, what these Mejeerteenia sympathizers are doing is a waste in my opinion, they can have as many shirs as they want and raise all the money in the world it will never comes close, they are simply hopeless. Fighting a country like Somaliland is not easy and it takes more than few angry Mjeerteenians in Europe and North America.

We have a large army, a stash of weapons, loyal citizens who will give all to defend JSL, a huge tribal militia that is not a part of the Somaliland Armed Forces that can be mobolised if needed.

This is not only Isaaq, we have Samaroon(Gudabiirsi) on board, Ciise and the Harti Somalilanders who will die to defend their country from Majeerteenia

Re: SOMALILANDERS EVERYWHERE MUST BE READY TO DEFEND THEIR COUNT

Posted: Wed Oct 24, 2007 5:43 pm
by Somalistan
LIQAAYE TDH, Surprised

That is why I love reer Burco wallahi, they are always awake and in touch with reality. All ways ahead. viva reer Togdheer. Masha Allah. Cool

That is Phase # 1.

Phase # 2.

Start fundraising to properly equip them men as well as many to support family that they leave behind in order to defend thier country.

1. The West(Hargeysa, Berbera, Boroma etc..) are still in their passive state. Sad

They need to wake up to the reality.

We still need Garxajis, the Arab and Sacad Muse and Ciise Muse to start their recruitment process.

This is no time to be sitting back and thinking that some magic will happen.

Remember the SNM put up bitter fight to free us,we need to match that to keep our country save and secure forever.


Xidigta JSL,

That was just stup1d statement you just made.

Somaliland does have strong army, but did you not know that fully armed TFG soldieres are coming from Southern Somalia to strengthen the buqland troops. Plus most of reer Sool believe in hartinimo, tehy are also mobilizing. You better believe that this won't be easy task. Waxaa layidhi nin kuu digay kuma dilin.

harti have deep routed hatred towards isaaq and greater Dir, therefore let us not sit back in thinking our armed forces will do the job themselves, this oughta to be collective effort, just like the hartis everywhere are mobilizing collectively men and women alike.

When will militia be raise saaxib waa su'aale? don't tell me if needed, offcourse they will be needed and you know it. Men are always in dire need. Better soon than later when bullets fly. Trust me on this. Bullets will fly.


****TDH Liqaaye**

Contact Dahabshiil, start an acount where we could deposit our money so that it could be sent to support the mission: sugista xuduudaha Somaliland. Cool

Do it saaxib, I mean it if you can. If you need help send me a PM.

Re: SOMALILANDERS EVERYWHERE MUST BE READY TO DEFEND THEIR COUNT

Posted: Wed Oct 24, 2007 7:49 pm
by Phd in naago kudis
somalistan

i will get the ciise muuse boyz ready for battle up

Re: SOMALILANDERS EVERYWHERE MUST BE READY TO DEFEND THEIR COUNT

Posted: Wed Oct 24, 2007 7:55 pm
by MJ-Pride
You guys asked for this and Now the Cumar Maxamuds, Reer Biciidyahan, Reer Maxamud and Ciise Maxamud are involved in this. Add this to other Dhulos thats pro Puntland and you will have your asses handed to you....

Re: SOMALILANDERS EVERYWHERE MUST BE READY TO DEFEND THEIR COUNT

Posted: Wed Oct 24, 2007 7:59 pm
by Phd in naago kudis
mj pride

we are shaking in our boots

all those puntilander will be raped in board day light by the somaliland army

isaaq
warsengeli
samaroon
dhullos
fiqishini(HB)
gaboye

are all waiting for a real battle Cool

Re: SOMALILANDERS EVERYWHERE MUST BE READY TO DEFEND THEIR COUNT

Posted: Thu Oct 25, 2007 1:22 pm
by LiQaaye_TDH
[quote="Somalistan"]LIQAAYE TDH, Surprised

That is why I love reer Burco wallahi, they are always awake and in touch with reality. All ways ahead. viva reer Togdheer. Masha Allah. Cool

That is Phase # 1.

[quote][/quote]

Somalistan...That is nothing brov, this is not that serious, but if it gets serious the Isaaqs in Galbeed dont even have to worry, as long as( Deyrka Habar Xabuushed Bari Ka xigo Cool

Re: SOMALILANDERS EVERYWHERE MUST BE READY TO DEFEND THEIR COUNT

Posted: Thu Oct 25, 2007 1:29 pm
by Ina Baxar
TYPICAL skinny nonsense!!
Aniguba diyaar baan u ahay haddan Ina baxar ahay inaan ku jiihaado qurjilaha anoo maraykanka ku nool maanta , laakiin wax weliba nidaam baa loo yeela oo HADDI wasaarada gashaandhigu ii bahato ayuun baan soo dhaqaajinaya Laughing <-- knowing FULL WELL that Somaliland has a professional army and nobody is gonna need me Laughing

Re: SOMALILANDERS EVERYWHERE MUST BE READY TO DEFEND THEIR COUNT

Posted: Thu Oct 25, 2007 1:40 pm
by snm_soulja_18
anigu hadaan ahaa vetran oo kaa tiirsanaa snm waxaan leeyahaay maa loo bahaan inaa loo dagalaamoo maandeeq. ciidaan khataar oo dhisaan baanu lenahaay snm days are over now we are a stroger and more prepared than ever plus we got the non isaaqs this time on board.imigaa waxaa loo bahaanyahaay siyasaad and who else can beat isaaqs with siyasaad nobody deeh Cool lakiin faqashtu only know how to sneak in lie and more corrupt things and thats why they always lose the propaganda war even tigre dont believe in their lies anymore you can fool us somethimes but you cant fool us all the time

Re: SOMALILANDERS EVERYWHERE MUST BE READY TO DEFEND THEIR COUNT

Posted: Thu Oct 25, 2007 1:53 pm
by Somalistan
Liqaye TDH,

Abti just do me one favor, call dahabshiil and open an acount where we can deposit our money. just do that bit..please.

Re: SOMALILANDERS EVERYWHERE MUST BE READY TO DEFEND THEIR COUNT

Posted: Thu Oct 25, 2007 2:58 pm
by LiQaaye_TDH
[quote="Somalistan"]Liqaye TDH,

Abti just do me one favor, call dahabshiil and open an acount where we can deposit our money. just do that bit..please.[/quote]

Laughing why me couz? i got a private account in Dahabshiil if you wanna send some money there...J/k

So how much are you willing to donate to Ciidanka Qaranka?

Re: SOMALILANDERS EVERYWHERE MUST BE READY TO DEFEND THEIR COUNT

Posted: Thu Oct 25, 2007 8:04 pm
by Somalistan
^^^I am ready with the first $ 200 bucks to CIIDANKA QARANKA until my next pay check.

But I don't want to deposit into your account, you have to earn my trust saaxib. Laughing

--------

Breaking news:

Mr. Nur from the U.S has stepped forward in organizing this..

Everyone in the U.S should call him, Brother Liqaaye I would really appriciate if you did the same in the UK, pleas brother. You don't have to pay anything yourself, just make the effort in organizing and making phone calls.


"Qurba joogaa Somaliland oo Gabay kaalintoodii "

--------------------------------------------------------------------------------



(Qurba joogaa Somaliland oo Gabay kaalintoodii)
hadhwanaag 2007-10-24 (Hadhwanaagnews) Qurba joogaa Somaliland oo Gabay kaalintoodii Horaantii todobaadkii hore ayaa ahayd maalmo ka mida kuwii ugu muhiimsanaa tarriikhda dadka Somaliland, ka dib markii uu Madaxwanaha JSL iyo Xukuumadiisu ay gaadheen go’aan ay doonayaan inay kaga sifeeyaan wadankeena maleeshiyada majeerteeniya. Tallooyinkan wax ku oolka ahi markay ka soo baxeen madaxda sar-sare ee xukuumada ayaa waxaa iyaguna si geesinimo leh u fuliyay Ciidanka qalabka sida ee JSL.

Hambalyo Ciidamada Qalabka sida ee JSL: Waxay ay ciidamadu ka soo baxeen waajibaadkoodii ka saarnaa difaaca dallka iyo dadka Somaliland, waxaanay cashar lama illaawaana u dhigeen Maleeshiyadii Majeerteeniya oo ay ka sifeeyeen magaalada Laascoonood iyo dhammaanba gobolka Sool.

Mahadnaq Warbaahinta Somaliland: Oo iyaguna si xilkasnimo iyo wadanimo ku dheehantay inoogu soo gudbinaayay wararka dagaalka iyo xaaladaha dadka reer Sool oo ay inagu adkaan lahayd inaynu wax ka ogaano iyaga la’aantood. Waxaa iyaguna si ay ku jirto qiiro iyo wadaniyad u taageeray go’aanka Madaxwaynaha iyo tallaaba Ciidanka qaran ay qaadeen dadka reer Somaliland meelkastoo ay joogaanba.

Xisbiyada ayaa iyaguna si hagar la’aana u taageeray tallaabadan, gaar ahaan Xisbiga UCID. Xisbiga UCID ayaan la daahin inay muujiyaan taageeradooda ay u hayaan Ciidamada qalabka sida iyo dawlada Somaliland, waxay soo jeediyeen inaan loo kala hadhin arrintan.

Gudoomiyaha Xisbiga UCID ayaa marar badan ku cel-celiyay inay dadka qorbaha joogaa soo taageeraan Ciidamada iyo dadka reer Sool labadaba.


Si kastaba ha ahaatee, haddii aynu nahay dadka Somaliland ee qornabaha joogaa waxaynu warbaahinta kala soconaa wararka dagaalada iyo sida ay u socdaan. Marka laga reebo inaynu aad u soo dhawaynay, muujinayna muhiimada ay arrintani leeday. Laakiin waxaa laynooga fadhiyaa inaynu ka ciyaarno door ka muhiimsan kan taageerada ah. Maah-maah Soomaaliyeed ayaa tidhaa “meel hoo u baahan, hadal waxba kama taro” Waxaa laynooga baahan ayahay tageero hiil iyo hooba ah.
Waxaan hadaba rabaa inaan iminka bilaabo hadaan ahay (Nuur Afdinle) olale ballaadhan oo aan ku ururinayno dhaqaale, gaar ahaan North America si aan u fulino baaqa ka soo baxaaya Dawlada iyo Xisbiyada Qarankaba.
Xukuumada iyo Xisbiyada qaranka waxaan ka codsanaynaa in ay noo soo sheegaan oo waliba ay saxaafada ka sheegaan cida lagu soo hagaajin karo haddii dadka qurbaha joogaa ay taageero dhaqaale ah keenaan.



"Waxaan jeclaan lahaa inuu qof-kastoo arrintan danaynyaa igala soo xidhiidho cinwaanka hoos ku qoran.
Name: Nuur Afdiinle"

***CALL HIM PLEASE STAT**** Smile

e-mail: afdinle03@yahoo.com
Phone#: 1-207-755-1114
***************************************************************
Hadhwanaag marnaba kama masuul aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmaddeeda iyo xilkeedaba sida. Waxa keliya oo ay Hadhwanaag Media dhiirri gelinaysaa waa isdhaafsiga aragtida, canaanta gacal iyo talo wadaagga

Re: SOMALILANDERS EVERYWHERE MUST BE READY TO DEFEND THEIR COUNT

Posted: Thu Oct 25, 2007 8:20 pm
by Gamadid.
It is a big mistake on Somaliland's part to fight over Laascaanood. The conflict can have a ripple effect. Once tribal wars start, they don't stop and a long protracted war is not in the best interest of anyone. They should let Reer Laascaannod manage their business to either form a fiefdom of their own, join Somaliland or Join Puntland.


Also, the key players here are Dhulbahante. It is their land not Somaliland's nor Puntalnd's. They should come together and decide their future. It is their town which is going to burn down and their people will be affected most severely by the war over their territory.


I resent the fact that Somalilanders intend to revive the colonial clan borders. I don't udnerstand what went wrong with the Dhulbahante section serving that wicked interest.