[quote="Executive"]Somalistan
Your Principal
Yesterday's Faqash is Tomorrow's President
I thought Riyaale would be the only Faqash to make it
Aniga isku Xiira Konfuur iyo Waqooyi. Aniga Somali nimada so ceelin doono.[/quote]
Markaa ku nacaa waa markanoo kale. Somalidu waxay kumaahmada tiisa daryeele ayaa tukale kudara. Bal horta Las Anod oo biyo la' oo dadka joogaa qaawanyihiin ayaa isleenay dal dad degaan kadhiga, adiguna halkanad koonfur iyo waqooyi kahadlaysaa.
Horta taada kahadal sxb. Maxaan kaqaban karnaa maanta Las Anod, sidii ayaan ugu dhigi karnaa dad wax qabsan karaa oo cuqdad kujirin?