Page 2 of 3
Re: Reer Kismayo soo gala.......
Posted: Mon Feb 04, 2008 9:56 pm
by PosH
Anyone mind stating the names of all the different districts/areas?
Re: Reer Kismayo soo gala.......
Posted: Tue Feb 05, 2008 2:21 am
by Murax
[quote="PosH"]Anyone mind stating the names of all the different districts/areas?[/quote]
Posh, perhaps You can do that for us :)
Re: Reer Kismayo soo gala.......
Posted: Tue Feb 05, 2008 9:40 pm
by PosH
lol If I knew, I wouldn't be asking.
Re: Reer Kismayo soo gala.......
Posted: Wed Feb 06, 2008 3:11 pm
by Murax
Posh,
I will be coming to Kismayo soon and I might need a place to crash for a night. Let me stay in Your Adeer's hut in the baadiye there.
Re: Reer Kismayo soo gala.......
Posted: Wed Feb 06, 2008 4:48 pm
by PosH
The hut is where he keeps the help, but by all means...
Re: Reer Kismayo soo gala.......
Posted: Wed Feb 06, 2008 4:55 pm
by Murax
lool, Good one Posh.
Laakin seriously these savage Ilkoyars can't be that bad if I hear about so many Harti that live there, lol.
A MR would get smoked in Galkacyo, Bossaso etc. lol..
Re: Reer Kismayo soo gala.......
Posted: Wed Feb 06, 2008 5:30 pm
by koshin08
war maxaa sheegaysaa laangaabyahow" mideeda kale meelaha aad sheegayso ayaga laftooda hadda ayaa la'idinku haystaa mardhowna waxaad noqonaysaan masaakiin qoxooti ah, aniga hadda 2 weeks before waxaan hire gareeyey 5 booyaaso oo Cumar maxamud ah oo kismaayo kudhibaateysnaa, war dadkaan dhibka haysta ma'arkaan miyaa mey iska quustaan oo jubbooyinka isaga guuraan,
dadna iskama celin karaan dadkana si nabad ah makula noolaan karaan,
masaakiin
Re: Reer Kismayo soo gala.......
Posted: Wed Feb 06, 2008 11:58 pm
by Murax
Koshin-buuran,
Kismayo mantaad haysatiin, laakin hadi aanin biri inga qabanin Majerteen mala i dhaho sxb.
Madaxweyne Mudane Cabdullahi Yusuf wuu inla hadlay tallodiisna waad maqli wayseen, marka dagaal uun isku diyaaria adinku, lol.
Re: Reer Kismayo soo gala.......
Posted: Thu Feb 07, 2008 6:25 pm
by koshin08
[quote="Murax"]Koshin-buuran,
Kismayo mantaad haysatiin, laakin hadi aanin biri inga qabanin Majerteen mala i dhaho sxb.
Madaxweyne Mudane Cabdullahi Yusuf wuu inla hadlay tallodiisna waad maqli wayseen, marka dagaal uun isku diyaaria adinku, lol.[/quote]
looooooooooooooooool
war ninkaan sidii gabdhihii u hadlaaya fiiriya, sorry walaahi gabdhahaaba kaa hadal fiican adiga waad ooyeysaa sidii habar gablan ah lool....
mideeda kale goormaa anaga c/laahi wax kadhageysan jirnay ama wax noosheegi jirey ? maskiin xun oo reereebka M. siyaad xabsiga 20 jiroow ku cuna ayuu ahaayee,
kismaayo 10 sano ayaad qabsan weyday haddana cunugii kudhashay ayaa difaacaya oo waa 10 iyo dhowr jir marka sxb riyadda iska daa shaqo fiican ayaan kuu hayaa oo ah xamaali iyo kuwa qalinka gura ee uniformkaaga sooqaado barri calaacalkana igadaa..................................................
Re: Reer Kismayo soo gala.......
Posted: Thu Feb 07, 2008 6:40 pm
by Murax
^^
Sxb,
Barito markaan ku karbaasho 'daarood, daarood' yaanin la gaa maqlin. Waqti baa lagu qabtay inaad is diibtiin, hadaad degotirtiin amarku Madaxweyne Cabdullahi Yusuf bixiyay waad halaagi doontaan. Mareexaan xun weligay wax igama qaadin.
Re: Reer Kismayo soo gala.......
Posted: Thu Feb 07, 2008 11:35 pm
by koshin08
looooooooooooooooooooooooooool
masaakiin waaxid
war madaxweynaha aad sheegayso muxuu ahaa, maninkaan tiisa u xanuunsan. ilaahay ayaa idiin maqan masaakiin,
mideeda kale waxaan kuusheegayaa ilaahay suu nooga adagyahay ayaan idinkaga adagnahay, amxaaro haddaad soo kaxeysan laheydeenna, amxaaro qabiilka kaliya oo ay somali kaboqdo waa mareexaan mana ku dag dagto majeerteen dan gaara uu leeyahayna anaga managula dagaalayso, ee ciddii iga kaa celin laheyd raadso......................................
""" Maskax aadan laheyn miirkeed la'isma saaro """
Re: Reer Kismayo soo gala.......
Posted: Fri Feb 08, 2008 4:00 am
by Voltage
Kooshin Luq waa nin Cali xussein ah lol
Re: Reer Kismayo soo gala.......
Posted: Fri Feb 08, 2008 3:06 pm
by Murax
^^
Jokes over, lool...
Koshin, walaal soo dhawow waan kula kaftamaayay.
Re: Reer Kismayo soo gala.......
Posted: Wed Feb 13, 2008 12:11 am
by Shankaroon_614
Name:Shankaroon
Qabiil: Dadka Ilkaha yaryar leh
Place in KusoTown: Farjano and Siinay and Aargada
:D
Re: Reer Kismayo soo gala.......
Posted: Wed Feb 13, 2008 12:16 am
by Shankaroon_614
.....