Page 2 of 2

Re: bismilah, Dadkan muran badana....

Posted: Thu Nov 29, 2007 1:05 pm
by Starscream
boqorad baad tahay, taas layskuma hayo.

Laakiin hadaan ahay Cumar Waalane waxaan ku ahay bodygaadh iyo beersonal advisor. marka hooy, meel iga fadhiso, lemme do my job.

Re: bismilah, Dadkan muran badana....

Posted: Thu Nov 29, 2007 1:06 pm
by Unclebin-
^ We ain't no bodygaurds and advisors we are the emperors over the Fish Region and all there inhabitants :lol:

Re: bismilah, Dadkan muran badana....

Posted: Thu Nov 29, 2007 1:08 pm
by Ina Baxar
Boqoradda .... boqoradda.... bey ku leedahay :lol:
Waa gormaa? maxa jahada ka jiidhay ta yar ?
Bal anagii ku soo celinay hoygeeda na , si wanaagsan ila hadli maysee , waabay ku caayaysa :lol: , cajib !!

Re: bismilah, Dadkan muran badana....

Posted: Thu Nov 29, 2007 1:10 pm
by Cawar
[quote="Unclebin-"]^ We ain't no bodygaurds and advisors we are the emperors over the Fish Region and all there inhabitants :lol:[/quote]

:lol: :lol: :lol:

Re: bismilah, Dadkan muran badana....

Posted: Thu Nov 29, 2007 1:11 pm
by Mystic_Angel
[quote="Unclebin-"]<------------- Representing BAH DIR ROOBLE

Cadde Muuse and his Brown Tuute :lol: :lol:[/quote]


don't you think cadde is One of a kind, will defenately leave legacy of hard work, passion when his time is up...... :)

LOL@SS.. :lol:

Sir...I know walal... 8)

Inabaxaroow inabti macan...iska waran...maxad iga rabtaa? I am on a great mood manta....

Markaleynu wada murmin.. :D

Re: bismilah, Dadkan muran badana....

Posted: Thu Nov 29, 2007 1:42 pm
by BABYGIRL123
Lol @ Markaleeynu wada Murmi. :lol: :lol: :lol:

Re: bismilah, Dadkan muran badana....

Posted: Thu Nov 29, 2007 1:56 pm
by Mystic_Angel
well excuse my somali dear... :lol: